Month: February 2023

Mahad Salaad “NISA hadda waa sharci “
Post

Mahad Salaad “NISA hadda waa sharci “

Muqdisho (Raxanreeb ) Taliyaha hey’adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka Mahad Maxamed Salaad ayaa kahadlay ansixinta Sharciga hey’adda NISA oo markii ugu horeysay Sharci hey’adda ay leedahay loo gudbiyay Baarlamaanka Soomaaliya. Qoraal kasoo baxay Xafiiska Taliye Mahad Salaad ayaa lagu bogaadiyay Xildhibaanada Golaha Shacabka oo dhowr fadhi kadib maanta ansixiyay Sharciga ay ku shaqeyneyso Hey’adda...

DEG-DEG :  Golaha shacabka oo meel mariyay  Hindise sharciyeedka NISA
Post

DEG-DEG :  Golaha shacabka oo meel mariyay  Hindise sharciyeedka NISA

Muqdisho ( Raxanreeb ) Xildhibaanada Golaha shacabka BFS ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyay Hindise sharciyeedka Hay’adda Sirdoonka iyo nabad sigidda Qaranka NISA Hindisahan ayaa maalmihii la soo dhaafay goluha shacabka ka lahaa  dood adag oo xagga sharciga ah ugu danbeyn maanta oo Isniin ah ayay meel mariyeen. ” waa arrin wanaagsan in maanta hey’adda...

Dadka dhibaatada Garowe ka shaqeynaya waxaa laga soo diray Muqdisho, Djibouti iyo Hargeysa
Post

Dadka dhibaatada Garowe ka shaqeynaya waxaa laga soo diray Muqdisho, Djibouti iyo Hargeysa

Garoowe ( Raxanreeb ) Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda,Arrimha diinta,Dastuur iyo Dhaqan-celinta Puntland, Maxamed Cabdiwahaab Axmed ayaa sheegay in aysan marnaba aqbali doonin inay jidgooyo u dhigtaan hannaanka Dilmuquraadiyadda Puntland, ayna difaaci doonto Puntland. “Dowladnimada, sharciyadda, nabad-galyada iyo kala danbaynta Puntland waa lamataabtaan, waana la difaacayaa.” “Isdiiwaangalinta Doorashada qof iyo qof cod iyo rabitaanka shacabku waa xuquuq...

Post

Somaliland ayaa war ka soo saartay dagaal saaka ka bilawday Laascaanood

Laascanood (Raxanreeb )  saaka  subixii hore ayaa waxaa weerar ku soo qaaday fadhiisimada ciidamada Qaranka iyo Xarunta ay degan yihiin Golaha Wasiirada  Somaliland ee Magaalada Laascaanood, kooxo hubaysan, kuwaasoo ay soo abaabuleen Garaadada Nabad  diidka ah ee ku sugan Magaalada. Kooxa weerarka soo qaaday ayaa ah kuwii horey ay uga digtay Xukuumadda Jamhuuriyadda, waxaana ka...

Post

Dagaal xooggan ayaa bilowday duleedka Laascaanood

Laascanood ( Raxanreeb ) Wararka laga helayo magaalada Laascanood ayaa sheegaya in halkaas dagaal uu kq bilowday saaka oo Isniin ah. Saddex jiho ayuu dagaalku ka socdaa, buurta sayidka iyo geeda qarsay iyo boodhinka Hass sida ay ku warameen dadka deegaanka. Dagaalka ayaa u dhaxeeyaa ciidanka Somaliland iyo dadka deegaanka waxaana la maqlayaa rasaas xooggan...

Post

Magaalada GAROOWE oo “dagaal” ku waabiriisatay .

Garoowe(Raxanreeb)Caasimadda Puntland ee Garoowe, waxa ay saaka ku waabariisatay rasaas si goos goos ah loo maqlayo, ka dib dhaqdhaqaaqyo ciidan oo tan iyo xalay ka jirey magaalada ka gadaal markii ay xalay qaybo magaalada kamid ah soo galeen ciidamo dhawaan hadlay oo taabacsan mucaaridka diidan Diwaangelinta Doorashada qof iyo cod ee Puntland, taasi oo ilaa...

Damaca iyo Hagardaamada MW Deni ee Hannaanka Dimuqraadiyadda Puntland: Xog iyo Xal
Post

Damaca iyo Hagardaamada MW Deni ee Hannaanka Dimuqraadiyadda Puntland: Xog iyo Xal

Garoowe (Raxanreeb ) Doorasho qof iyo cod ah waa riyada dadka reer Puntland waxaase nasiibdarro ah in MW Deni doorbiday in waxkasta ay kala wayntahay damiciisa gaarka ah. Afartii sano ee ugu horreeyay muddo xileedkiisa wixii dhaqaale, waqti iyo maskax la rabay inuu ugu adeego Puntland wuxuu geliyay damiciisii gaarka ahaa ee madaxtinimada Soomaaliya. Markii...