Dolow ( Raxanreeb ) Dabka xooggan ayaa ka kacey xaafado ka mid ah kaamka Kabasa ee degmada Dolow Somaliya, ee gobolka Gedo. ilaa 8 guri ayaa waxayeelo ka soo gaartay waxaana gubtay inta badan dukaamada ku yaaala xaafadda Kabaas ee Degmada Dolow. Madaxa arrimaha Bulshada Degmada Dolow Cabdifitaax Ismaciil Xuseen iyo qaybaha ka duwan ee...
Month: February 2023
Duqa Muqdisho oo dhagax dhigay Buundo cusub oo laga hirgalinaya Degmada Wadajir
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta dhagax dhigay Buundo loogu tala-galay fududeynta isku socodka dad-weynaha istecmaala wadada dheer ee Buulo Xuubey gaar ahaan Ardeyda wax ka barta Dugsiga Jabuuti ee Degmada Wadajir.
Muxuu yahay Buufinka cabsida ku beeray Mareykanka ee ugu dambeyn la qarxiyay?
Diyaaradaha dagaalka Mareykanka ayaa soo afjaray cabsi xooggan oo ka dhalatay buufin ay sheegeen in Shiinaha uu u adeegsanayay qaab basaasid ah oo saacado ku qaadatay in ay ka fakiraan goobta ku habboon in ay ku burburiyaan.
Dowladda Shiinaha oo si kulul uga hadlay buufinkii Mareykanka u qarxiyay
Washington (Raxanreeb ) Ciiddanka cirka ee dowladda Maraykanka oo adeegsanayay diyaarado dagaal ayaa burburiyay buufinkii looga shakiyay basaaska ee maalmahan dul heehaabayey qeybo kamid ah hawada Sare ee Maraykanka. Buufinka ayaa waxaa ku rakiban isgaarsiin casri ah, kaamarooyin, raadaarro iyo sansaro. Maraykanka ayaa sheegay in gobolka Montana oo hoy u ah kaydka hubka Nukliyeerka Maraykanka...
Madaxweynihii hore ee Pakistan oo geeriyooday
Dubai (Raxanreeb ) Madaxweynihii hore ee Pakistan General Pervez Musharaf, oo xukunka ku qabsaday afgambi 1999-kii, ayaa ku dhintay Dubai isagoo 79 jir ah. Hogaamiyihii hore – oo ahaa madaxweyne intii u dhaxeysay 2001 iyo 2008 – ayaa u dhintay xanuun muddo dheer hayay, sida lagu sheegay bayaan ka soo baxay ciidamada qaranka. Intii uu...
Ciidamo laga soo daabulayo Gedo si loo geeyo Xarardheere
Beledxaawo (Raxanreeb ) Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa bilowday qorshaha daabulidda ciidanka Gorgor ee Dowladdii Maxamed Cabdullaahi Farmaajo gaysay degmooyinka qaar ee gobolka Gedo. Dhawr xero oo gobolka Gedo ah ayaa lagu soo waramayaa in laga saaray ciidamo fara badan kuwaas oo la isugu geeyay degmada Dolow ee gobolka Gedo si loogu soo qaado magaalada Muqdisho....
Shirkii dib u heshiisiinta KGS: Laftagareen oo sanad loogu daray”Warsaxafadeed”
Baydhabo ( Raxanreeb ) Shirka wada-tashiga dib-u-heshiisiinta siyaasadeed iyo kan bulsheed ee dowlad goboledka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo uu ku baaqey Gudoomiyaha Golaha Shacabka BFS M.ne. Sheekh Adan Maxamed Nuur Madoobe taariikhdu marka ahayd 19kii bisha November 2022, si lamid sidaas oo kale uu soo dhaweeyeen Madaxweynaha DKGS 20 November 2022 iyo siyaasiyiinta ku midoobey...
Askarta DF oo sii wada dilka Bajaajlayda & mid kale oo lagu dilay Muqdisho
Muqdisho ( Raxanreeb ) Wade mooto bajaaj ayaa maqribnimadii caawa lagu toogtay agagaarka Tarabuunka degmada Hodan ee magaalada Muqdisho. Sida goobjoogayaashu ay sheegeen dilka waxaa geystey Askari ka tirsan Ciidanka dowladda ee ku sugan isgoyska Terbuunka halkaas oo cariri xooggan uu ka jiray. Muran dhaxmaray askariga iyo Bajaajlaha ayaa sababay in dilkan uu dhaco sida...
Taliyaha cusub ee Ciidanka Booliska oo maanta la wareegay xilka
Taliyaha cusub ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jeneraal Sulub Axmed Firin ayaa maanta xilka kala wareegay Taliyihii hore ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeya Gaas Cabdi Xasan Xijaar.
Sawirro: Axmed Madoobe oo tababar usoo xiray 150 askeri oo boolis ah
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta tababar u soo xiray dufcada lixaad ee Ciidamada Booliska Dowlad Gobaleedka Jubaland, kuwaas oo qaatay tababar kala duwan.








