Muqisho ( Raxanreeb ) Waddooyin muhiim ah oo magaalada Muqdisjo waxaa xiray dad badan oo aad ugu caraysanaa dil ciidanka howlgalka xasilinta midowga Afrika ee ATMIS ay u gaysteen qof rayid ah. Dadwaynaha ayaa isugu soo baxay waddooyinka Ceelgaabta ee degmada Xamarjajab halkaas oo ay diideen dadwaynaha adeegsigeeda ilaa cadaalad loo helo dilka ATMIS ay...
Month: February 2023
MD oo gaaray Baydhabo & mira dhalka shirka dib u heshiisiinta KGS
Baydhabo ( Raxanreeb ) Madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta oo Jimcaha gaaray magaalada Baydhabo ee gobolka Baay. Safarka Madaxwaynaha ayaa salka ku haya ka qayb galka wajiga labaad ee Shirka dib u heshiisiinta ee gogoshiisa ay taalo magaalada Baydhabo. Waa safarkii labaad oo Madaxwaynaha Soomaaliya uu ku tagayo magaalada Baydhabo , tan...
Ilhaan Cumar oo laga saaray Guddiga Arrimaha Dibedda Aqalka Wakiillada
Xubnaha Jamhuuriga ee Aqalka Wakiilada Mareykanka ayaa maanta u codeeyey inay Ilhaan Cumar oo Dimoqraadi ah ka saaraan Guddiga Arrimaha Dibedda, ayaga ku eedeeyey hadallo ka dhan ah Israel.
Deni oo Cafis Madaxweyne u fidiyay 57 Maxaabiis oo ku xiran xabsiyada Puntland
Wareegto ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Doowlad Gobaleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa waxa uu cafis ugu fidiyay 57 Maxaabiis oo ku xiran xabsiyada ku yaalla Deegaannada Dowlad Gobaleedka Puntland.
Labo carruur oo laga af-dubtay Muqdisho
Faah-faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa afduub xalay laba caruur ah loogu geystay qaybo kamid ah magaalada Muqdisho.
Joe Biden: maxay tahay waxa laga helay gurigiisa
Waaxda caddaaladda ee dalka Maraykanka ayaa mar kale baaris ku sameeyey guriga Madaxweynaha Dalka Mareykanka Joe Biden kaasi oo ku yaalla xeebta Rehoboth ee Gobolka Delaware.
DFS oo Dowladda Norway kala hadashay xasilinta deegaannada laga qabsaday Al-Shabaab
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax (Beenebeene) oo u wehliyo Agaasimaha Guud ayaa maanta ku qaabilay xarunta dhexe ee Wasaaradda u qaabilsanaha Safaaradda Norway ee Soomaaliya Haakon Svane iyo Madaxa Xirrirka Iskaashiga Horumarinta Erling hess Johnsen.
WARBIXIN : Dowladda oo doonaysa in doorasho la’aan lagu kala baxo KGS
Baydhabo (Raxanreeb ) Magaalada Baydhabo ee gobolka Baay , waxaa ka bilowday wajiga labaad ee shirka dib u heshiisiinta ee – gogolashiisa uu dhigay Guddoomiyaha Golaha shacabka ee Barlamaanka Soomaaliya. Wajigan labaad waxaa looga hadlayaa sida ay tahay in deegaanada maamulka Koonfur Galbeed lagu qabto doorasho la ogyahay waqtiga ay dhacayso , una siman yihiin...
Maxkamadda Gobolka Banaadir oo markii ”4AAD” dhageysan doonto kiiska xoghayaha SJS
Muqdisho (Raxanreeb ) Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa shaacisay in kiiska xorriyadda saxaafadda Soomaaliya ee uu hormuudka ka yahay Xoghayaha Guud ee Somali Journalists Syndicate – SJS mudane Abdalle Ahmed Mumin la dhageysan doono maalinta Isniinta 6da Febraayo 2023, saacaddu markay tahay 7:00am. Dhageysigan ayaa ah kii afraad tan iyo intii ay Maxkamaddu bilawday dacwaddan ku...
Bar Ciidan oo loo sii dhaweeyay Ex- Kantarool Afgooye.
Muqdisho (Raxanreeb ) Dowladda Soomaaliya ayaa maalmahan xoogga saaraysa sidii ay u xaqiijin lahayd ammaanka caasimadda oo marar badan ay ka dhaaceen falal amni darro.Baraha ciidanka ee magaalada Muqdisho ayaa lagu sameynayay maalmihii la soo dhaafay isbedel si ugu yaraan loogu hortago falalka amni darro ee ka dhacaya magaalada Muqdisho.Meelaha qaar ayaa lagu kordhiyay ciidamo...






