Month: February 2023

‘’ Nabad sugidda Soomaaliya Gabadha lagu shukaansadaa ‘’
Post

‘’ Nabad sugidda Soomaaliya Gabadha lagu shukaansadaa ‘’

Muqdisho (Raxanreeb ) Xildhibaan ka tirsan Golaha Aqalka saree e Barlamaanka Soomaaliya ayaa shaki galiyay hufnaanta shaqo ee dhallinyarada ka mid ah Hay’adda Nabad sugidda Qaranka. Senator Maryan Faarax Kaahiye oo maanta oo  sabti ah ka hor hadlaysay aqalka sare oo dood ka lahaa  Hindise sharciyeedka NISA oo soo maray Golaha shacabka ayaa sheegtay  in...

Post

Deni oo tan & markii  la doortay tagay Deegaanka Xaafuun

Muqdisho (Raxanreeb ) Madaxwaynaha maamulka Puntland ayaa markii ugu horetsay waxa uu tahay deegaanka Xaafuun ka dib safari uu hore ugu tagay deegaanka Caluula. Safarka saciid Cabdullaahi Deni ayaa ujeedkiisa  lagu sheegay in Madaxwaynaha maamulkaas uu doonayo in dadka deegaankaas uu kala hadlo arrimo ay ka mid yihiin doorashooyinka Puntland. Sidoo kale Madaxwaynaha Puntland ayaa...

DEG-DEG : Dagaal  ka dhacay agagaarka Isgoyska ”Siinaay”ee Muqdisho.
Post

DEG-DEG : Dagaal ka dhacay agagaarka Isgoyska ”Siinaay”ee Muqdisho.

Muqdisho (Raxanreeb ) Ciidamo ka wada tirsan dowladda oo qilaaf soo wada dhexgalay Ayuu u dhexeeya dagaalka, waxaana ka maqlayaa rasaas xooggan. Lama oga waxa sababay iska hor imaadka ciidanka Dowlada ku dhaxmaray Isgoyska Siinaay ee magaalada Muqdisho. Saraakiil ka tirsan Dowladda ayaa gaaray halka uu dagaalka maanta ka dhacay kuwaas oo dhaxgalay labada ciidan...

Aqalka sare ma ansixin doonaa Hindise sharciyeedka NISA ?
Post

Aqalka sare ma ansixin doonaa Hindise sharciyeedka NISA ?

Muqdisho (Raxanreeb ) Maanta oo Sabti mudanayaasha Barlamaanka Soomaaliya ayaa kulan ku yeelanaya xarunta Golaha shacabka ee magaalada Muqdisho kuwaas oo dood ku yeelanaya dhawr Hindise sharciyeed oo Golaha shacabka hor yaala. Guddoonka Barlamaanka ayaa ka hor inta aan furmay ayaa digniin u diray xildhinaanada inta badan ka maqan fadhiyada Barlamaanka Soomaaliya Sido kale maanta...

Post

Maxkamadda Ciidanka    Qalabka sida oo xukun dil ah fulisay

Muqdisho (Raxanreeb ) Maxkamadda Ciidanka Qalabka sida ayaa Xukun Toogasho ah ku fulisay Qaasim Ducaalle Cabdi & Xasan Juulle Shaakir oo 10kii Janaayo 2023 si bareer ah u dilay Abuukar Maxamed Sheekh Nuuraani (Abirimo) oo ah Ganacsade & Cali Taliye Cariif oo Wade Bajaaj ah. Labadan askari ee xukunka dilka ah saakay lagu fuliyay ayaa...

Shir Madaxda Afrika ugu furmaya Adis Ababa & qorsha Madaxwaynaha ee shirka
Post

Shir Madaxda Afrika ugu furmaya Adis Ababa & qorsha Madaxwaynaha ee shirka

Adis Ababa (Raxanreeb ) Madaxda wadamada Afrika ayaa lagu wadaa in  magaalada Adis Ababa ee dalka Itoobiya ugu furmayo meertada 36-aad ee Shirweynaha Ururka Midowga Afrika. Shirkan ayaa la xariira ka qayb-galka meertada 36-aad ee Shirweynaha Ururka Midowga Afrika oo ka dhacaya Addis Ababa. Hoggaamiyeyaasha Dalalka Afrika iyo madax kale, ayaa looga arrinsanayaa dib-u-habaynta Ururka...

Post

Taliban-ta Pakistan oo sheegatay weerar lagu qaaday xarunta booliska Karachi

Koox dabley ah oo ku hubeysan hubka darandooriga u dhaca iyo bambooyin ayaa weerar ku qaaday xarunta booliska ee magaalada Karachi ee ugu weyn dalka Pakistan fiidnimadii Jimcaha. Goobta weerarku ka dhacay ayaa laga maqlay is-rasaasayn xooggan oo saacado qaadatay, taas oo dhex martay kooxda weerarka soo qaaday iyo ciidamada ammaanka, waxaana halkaas ku dhintay ugu yaraan afar qof.

Kulanka Saraakiisha AFRICOM & kuwa PSF ee Puntland oo shaki laga muujiyay
Post

Kulanka Saraakiisha AFRICOM & kuwa PSF ee Puntland oo shaki laga muujiyay

Boosaaso ( Raxanreeb ) Saraakiil ka socda Taliska Ciidanka Maraykanka ee AFRICOM ayaa maanta oo Jimcaha gaaray magaalada Boosaaso ee gobolka Bari. Saraakiishan ayaa magaalada Boosaaso kula shiray  Agaasimaha guud ee PSF S/Guuto Maxamuud Cismaan Diyaano ,  walalkiisa Asad Diyaano , iyo xubno ka mid ah saraakiisha Puntland. Labada dhinac ayaa isla soo qaaday arrimo...