Month: March 2023

Post

Kooxda Al- Shabaab oo dilal ka gaystay Beledwayne

Beledwayne (Raxanreeb ) Magaalada Beledwayne ee gobolka  Hiiraan waxaa lagu soo waramayaa in ay ka dhaceen dilal inta badan lala eegtay dad rayid ah oo ku nool magaaladaas Dillalkan oo walaac ku abuuray dadka deegaanka ayaa la sheegay in   magaalada Beledwayne ay ka gaysteen koox ka  tirsan Al- Shabaab. Dadka deegaanka ayaa sheegay in ilaa...

Post

WARCUSUB : Weerar qaraxyo ah oo lagu qaaday Wasaaradda Gaashaandhigga

Muqdisho (Raxanreeb ) Warar  kala duwan ayaa ka soo baxaya weerar maanta oo Jimcaha lagu qaaday xarunta Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuumadda Soomaaliya ee magaalada Muqdisho. Koox  hubaysan oo la  rumaysan yihiin in ay ka tirsan  yihiin kooxda Al- Shabaab ayaa weerar xooggan ku ekeeyay maanta xarunta Gaashaandhigga oo ku taala wadada Warshadaha ee  magaalada Muqdisho. Dhawr...

Post

Somalia government must entrench public participation to promote democracy and better governance

The Founding Principles of the Provisional Constitution envisage a ‘participatory consultative and inclusive government’ in order to ‘ensure accountability, efficiency and responsiveness to the interests of the people.’ Furthermore, enacted legislation such as the Public Finance Management Act entrenches this constitutional dictate in the management of public resources. The framers of the constitution contemplated this...

Beesha Caalamka ‘’ Deni Waa inaad ka qayb gashaa Shirka madasha-wadatashiga Qaranka ‘’
Post

Beesha Caalamka ‘’ Deni Waa inaad ka qayb gashaa Shirka madasha-wadatashiga Qaranka ‘’

Beesha Caalamka oo fariin layaab leh u dirtay Madaxwayne Deni oo ka maqan shirka Baydhabo Muqdisho (Raxanreeb )  Madaxwaynaha maamulka Puntland ayaa gabi ahaanba iska diiday inuu ka qayb galo  shirka madasha- wadatashiga Qaranka ee Dowladda iyo maamul goboleedyada. Madaxwayne Saciid Dani ayaa tabashooyin badan ka qaba , hanaanka dhismaha Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo balanqaadyo...

Shirka maaamul goboleedyada oo ka furmay Baydhabo & Deni oo ka maqan
Post

Shirka maaamul goboleedyada oo ka furmay Baydhabo & Deni oo ka maqan

Baydhabo (Raxanreeb ) Magaalada Baydhabo ee gobolka Baay maanta oo Khamiis ah waxa ka furmay shirka madasha- wadatashiga Qaran ee Dowladda Federaalka iyo maamul goboleedyada. Shirkan inta badan waxaa ka qayb galaya Madaxda maamulada dalka marka laga ireebo , Madaxwaynaha Puntland Saciid Cabdullaahi  Deni. Shirka ayaa waxaa guddoominaya Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, waxaana looga...