Maxkamad ku taalla Tehran ayaa ku xukuntay dowladda Mareykanka inay bixiso ku dhawaad $50 bilyan oo ah magdhowga dilka taliyihii ugu sarreeyay Iran ee ku dhawaad afar sano ka hor, waaxda garsoorka ayaa sidaas sheegtay maanta.
Month: December 2023
Soomaaliya oo ku biirtay guddiga cimillada dhaqaale
Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa ku biirtay Guddiga Fulinta Cimillada Maaliyadeed, kuwaas oo ka kooban 6 xubnood.
Duqeyn ka dhacday Jubbada Dhexe oo lagu beegsaday Ajaaniib
Faah faahino dheeraad ah, oo laga helayo duqeymo ka dhacay xalay degmada Bu'aale iyo Saakow, ee gobolka Jubbada Dhexe, ee Soomaaliya.
Odayaasha SSC oo yiri ‘’ Gacanta ka taaganay wada- hadalkii DENI ‘’
Garoowe (Raxanreeb ) Maalmahan waxa magaalada Garoowe ee Puntland waxaa ka soconaya dadaalo ay hormuud ka ahaayeen Odayaasha dhaqana ee SSC Khaatumo oo ay ku doonayeen in xiisada siyaasadeed ay ku damiyaan. Kulamo saacado badan socday ayaa sababay in ugu danbeyn uu ku sood dhamaado fashil iyo is afgaran waa sida ay sheegayaan ilo xog...
Axmed Madoobe miyuu ka furanayaa Villa Soomaaliya ?
Kismaayo (Raxanreeb ) Madaxwaynaha maamul goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa jeediyay hadal siyaabo kala duwan loo fasiray oo dab ku shiday shidaal siyaasadeed. Madaxwaynaha Jubbaland ayaa sheegay in ay muuqanayso in la jabiyay qodobo Dastuuri ahaa taas oo ay ku kaceen xubnaha madasha wadatashiga Qaran. ”Golaha wadatshiga talooyin bay keeneen Xarigyo bay goyeen...
DHACDO : Koonfur Afrika oo lagu dilay wiil & Abtigiis
Muqdisho (Raxanreeb ) Koox hubaysan ayaa dalka koonfur Afrika waxa ay ku toogteen muwaadiniin Soomaaliyeed oo xarumo ganacsi ku leh dalkaas gaar ahaan magaalada Rustenburg ee gobolka North West. Ragga la dilay oo labo ahaa ayaa waxaa lagu kala magacaabi jiray Ibraahim Warsame iyo Cabdiraxiim Xasan Cali, kuwaas oo ay dileen kooxo burcad Koonfur Afrikaan...
Haweeney lagu eedeeyay inay cunuggeeda badda ku tuurtay oo lasoo qabtay
Booliiska Kenya ayaa soo xiray haweeney lagu eedeeyay inay shalay cunuggeeda oo siddeed bilood jiray ku tuurtay Badweynta Hindiya.
Wasiirka Maaliyadda DF oo kulan la yeeshay ku xigeenka QM
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya, mudane Biixi Iimaan Cige, ayaa kulan la yeeshay ku xigeenka ergayga Qaramada Midoobay, Uqeybsamaha Isku-duwidda Howlaha Bani’aadannimo George Conway.
Cali Jeyte oo abaabul ka dhan ah Al-Shabaab kawada Hiiraan
Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, u qaabilsan Arrimaha Macawiislayda, mudane Cali Jeyte Cusmaan, ayaa wada abaabul ka dhan ah, kooxda Al-Shabaab.
MUQDISHO : Qaraxyo ka dhacay Bakaaraha & go’aan soo baxay
Muqdisho (Raxanreeb ) Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho ayaa maanta gabi ahaaba hawanaya ka dib ammaan darro baahsan oo – halkaas ku soo korortay maalmihii la soo dhaafay Suuqa oo shalay xirnaa meelaha qaar ayaa maanta gabi ahaanba albaabada loo laabay oo kama jiro wax ganacsi ah oo halkaas ka furan waxaana ganacsatadu la soo...