Muqdisho (Raxanreeb ) – Taliska booliska Soomaaliya ayaa sheegay in ay qaadi doonaan talaabooyin ay ku sugi doonaan amniga caasimada inta lagu jiro bisha Barakaysan ee Ramadan. Waxa uu Taliska uu sheegay in ciidanka Dowladda ay laba – laabi doonaan howlgalada ay ku doonayaan ay ku sugaan ammaanka caasimada si buu yiri dadka ay ugu...
Month: March 2024
Wasiiradda Gaadiidka oo ka hadashay xayiraadii garoonka Aadan Cadde
Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa soo saartay qoraal ay ku raalli galineyso dadkii maanta ku xayirmay garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, iyadoo dadka shacabka maanta saacado ku xayirnaayeen garoonkaasi, illaa uu ka tagay Ra'isulwasaare Xamsa Cabdi Barre.
Sidee ayuu u dhacay xukunka ninkii gubay Xaaskiisa
Maxkamadda Gobolka Banaadir, ayaa goordhoweyd soo dhammeeysay kiiska ka dhanka ah, Sayid Cali Macallin Daa’uud, oo ku eedeysnaa inuu gubay xaaskiisii Luul Cabdicasiis, oo uur u lahayd, dilaaga waxayna ku xukuntay dil toogasho ah, inkastoo maxkamaddu, racfaan u furtay.
Maxkamada gobolka Banaadir oo dil ku xukuntay nin xaaskiisa gubay.
Muqdisho (Raxanreeb )- Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa dil toogasho ah ku xukuntay Sayid Cali Macallin Daa’uud oo lagu helay danbi ah in uu Xaaskiisa Nolosha ku gubay. Waxaa hoolka maxkamada ku sugan ehelada Marxuumad Luul C/casiis iyo eedeysane Siid Cali, sidoo kale dadweyne fara badan oo kiiskan daneynaya ayaa jooga Maxkamada. Guddoomiyaha Maxkamada gobolka Banaadir...
Facebook and instagram users were in SHOCK and thought their accounts had been hacked
Users of Meta’s Facebook and Instagram platforms are experiencing login issues in what appears to be a widespread outage. The social media platforms were down for hundreds of thousands of users across the globe on Tuesday, according to the outage tracking website Downdetector.com. The disruptions started about 10am eastern United States time (15:00 GMT) with...
GO’AAN : Maxkamad go’aan ka soo saaraysa kiiska nin xaaskiisa gubay.
Muqdisho (Raxanreeb)- Maxkamadda G/Banaadir ayaa Go’aanka ka gaari doonto kiiska Luul Cabdicasiis ee uu Eedeysane ka yahay Sayid Cali oo ku eedeysan in uu nolosha ku gubay xaaskiisa oo uur laheyd. 12- Duhurnimo ayey maxkamaddu go’aanka lu dhawaaqi doontaa! Waxaana ku dhawaaqista go’aanka Maxkamadda wada sugaya shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan Qoyska Marxuumada. Waqtigan ayaa gudaha...
Rakaab ku xaniban Garoonka Muqdisho & lacag sharci darra ah oo laga doonayo.
Muqdisho (Raxanreeb )- Garoonka Aden Cade ee magaalada Muqisho waxaa ku xaniban Rakaab u safri lahaa gobolada dalka iyo dibada. Arinta ayaa loo sababaynayaa ka markii dowlada Soomaaliya ay qofkasta oo rakaabka diyaaradaha ay kuso rogtay inuu bixiy lacag dhan 9 dollar. Lacagtan oo in muddo ah muran uu ka tagnaa waxaa la sheegay in...
Meta oo caawa hawada ka baxday
Meta ayaa sheegtay in ay xalisay "arrin farsamo" taasoo sababtay in Facebook, Messenger iyo Instagram ay hoos u dhacaan.
Cholera death toll soars to 37 in Somalia since 2024
Some 37 people have died due to the outbreak of cholera in Somalia since January, indicating the severity of the outbreak, the country’s health ministry said Monday. The Ministry of Health and Human Services said there has been a significant rise in cholera cases, with a total of 3,365 new cases reported, including 1,996 cases,...
Open-heart surgery can be performed at hospital in Somalia named for Turkish president
Open-heart surgeries could be carried out at a hospital named after the Turkish president and located in the Somali capital Mogadishu. The new department at Recep Tayyip Erdogan Hospital was opened with a ceremony on Monday thanks to cooperation between the Turkish and Somali health ministries. “It is a great honor for me to participate...






