Ciidamada amniga ee Puntland ayaa xalay gacanta ku dhigay shabakad isku xiran oo qalab u waday kooxda Al-Shabaab ee ku sugan buuraha Galgala ee maamulkaasi.
Month: March 2024
Xamsa oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Qatar
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha dalka Qatar ee Soomaaliya, Cabdullah Salem Al Nuaimi.
Shabaab & DF oo isku fara-saaray Muqdisho & nabadoon ay dileen kooxda.
Muqdisho (Raxanreeb ) Iska hor imaad u dhaxeeya ciidanka Dowladda Soomaaliya iyo kooxda Al- Shabaab ayaa ka dhacay xaafado ka mid ah degmada Deyniile ee magaalada Muqdisho. Iska hor imaadkan ayaa in mudda ah ka socday halka lagu magacaabo deegaanka Burdheere Saciid oo katirsan degmada Dayniile ee gobolka Banaadir. Markii hore waxaa la sheegay in...
Shirar dowladii hore ka joojisay dibadda oo hadda ka dhacaya Kenya
Nairobi (Raxanreeb ) – Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa ka dhacaya shir looga hadlayo dib u habaynta maaliyadda Soomaaliya kaas oo ay ka qayb galayaan xubno ka tirsan Dowladda. Shirkan waxaa soo qaban qaabisay Hay’adda lacagta Aduunka ee IMF waxaana ku sugan wasiirada maaliyada iyo qorshaynta xukuumadda Soomaaliya. Qodobada ugu muhiimsan Shirka ayaa waxa...
Xoghayahii joogtada ee xafiiska Ra’isulwasaaraha oo is casilay
Xoghayihii joogtada ahaa ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamad Abuukar Zubeyr, ayaa shalay xilkii iska casilay, isagoo qoraal dheer oo iscasilaad ah, u diray Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Xamza Cabdi Barre.
Xasan Sheekh oo saxiixag Hindise Sharciyeed muhiim ah
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta oo Axad ah, saxiixay sharci cusub oo ku saabsan dadka qaxootiga.
UK-owned ship attacked by Houthis sinks off Yemen coast
A British-registered cargo ship has sunk two weeks after being attacked by Houthis in the Gulf of Aden. Yemen’s government said the Rubymar was drifting and taking on water for days before it sank. It is the first ship to have been sunk by the Iran-backed rebels in Yemen since they began targeting vessels in...
Ruto uses back channels to ease Ethiopia, Somalia tensions
Kenya’s President William Ruto has engaged a higher gear for back channels to ease tension between Ethiopia and Somalia, motivated by business fervor in both countries. And, from this week, both Addis and Mogadishu are expected to tone down their public rhetoric against each other, sources privy to the discussions indicated. President Ruto hosted both...
Mogadishu police ban unauthorised protest in the capital amid return of opposition figures
The police chief of Mogadishu, Moalin Mahdi, has declared that organizing any protest within the capital without prior approval from the police is against the law and could worsen the ‘problems’ of the city. He was commenting strongly about a public protest that took place yesterday at the Siinaay junction in Mogadishu following the killing...
WARCUSUB : Gabar la sheegay in lagu gowracay magaalada Garoowe .
Garoowe (Raxanreeb ) – Wararka ka imaanaya magaalada Garowe ee xarunta maamul goboleedka Puntland ayaa sheegaya in halkaas si xun oo naxariis darra ah loogu dilay gabar ka mid ah dadka deegaanka. Sida wararka la helayo ay sheegayaan gabadhan ayaa la sheegay in la gowracay , taas oo argagax ku abuurtay dadka magaalada ku nool....






