Beledwayne (Raxanreeb ) –Magaalada Beledwayne ee gobolka Hiiraan waxaa ka taaga xaalada hubinti la’aan ah , taas oo ka dhalatay iska hor imaad maalmo ka hor ka dhacay magaaladaas. Gudaha magaalada waxaa ka jira , afduub loo kala gaystay dadka ka mid ah kuwa deegaanka oo saamayn ku – yeelatay dagaalka ka dhacay magaalada Beledwayne....
Month: March 2024
DAMACA Laftagareen & Loolanka mucaaradka KGS | WARBXIN .
Muqdisho (Raxanreeb )- Dib u soo laabashada Madaxwaynaha Puntland Saciid Cabdullaahi DENI ayaa damac galisay madaxda maamul goboleedyada dalka kuwaas oo qaaday talaabooyinka ay ku doonayeen sidii dib ay ugu soo laaban lahayeen. Qorshaha dib u soo laabashada madaxda maamul goboleedyada meelaha sida aadka ah dhaq dhaqaaqooda loogu dareemayo waxaa ka mid ah magaalada Baydhabo...
Sarkaal ka tirsan Xizbullah oo booqasho taariikhi ah ku tegay Imaaraadka
Sarkaal sare oo ka tirsan kooxda Lubnaan ee Xizbullah ee Iran ay taageerto ayaa booqasho taariikhi ah ku tegay Imaaraadka Carabta, afar ilo-wareed oo ku dhow Xizbullah ayaa sidaas u sheegay Reuters.
Maxkamadda Ciidamada oo xukun adag ku ridday Sarkaal ka tirsanaa Danab
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida, ayaa xukun adag ku ridday Labo Xidigle Mucaawiye Cumar Cusmaan, Waasuge, oo loo soo xiray kamid ahaanshaha kooxda Al-Shabaab iyo jaajuusida ciidanka xoogga dalka, ee ku sugan jiidaha hore ee dagaalka iyo weliba weerarkii lagu dilay Taliye Xasan Tuure, ayaa maanta lasoo gaba-gabeeyay maxkamadeyntiisa.
Soomaaliya oo warqadaha aqoonsiga ka guddoontay Safiirrada dalalka Turkiga, Kuuriyada koonfureed, Filibbiin iyo Sirilaanka
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirrada cusub ee dalalka, Turkiga, Kuuriyada Koonfureed, Filibbiin iyo Sirilaanka ee loo soo magacaabay Soomaaliya.
‘’Dastuurka waa inuu noqdaa mid ummadeed ee ma rabno Dastuur shaqsi ‘’.
Muqdisho (Raxanreeb )- Madaxwaynihii hore ee Dowladii KMG ahayd Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in nasiib darro ay tahay in fara – galin lagu hayo Guddiga madax banaan ee Dastuurka KMG ah. Shariif waxa u sheegay in aysan diidanayn , in Dastuurka wax laga bedelo laakiin hadda waxa uu sheegay inay soconayaan in dib loo...
Farmaajo oo gaaray Garoowe & DENI oo soo dhaweeyay.
Garoowe (Raxanreeb )- Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta oo Khamiis ah gaaray magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland. Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waxaa ku soo dhaweeyay magaalada Garoowe Madaxwaynaha maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi DENI. Safarka Madaxweyne hore Farmaajo ayaa ku soo beegmaya xili uu si ba’an uga soo horjeedo nidaamka uu ku...
Go’aankii la filayay ma soo saareen Golaha Wasiirada ?.
Muqdisho (Raxanreeb )- Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa looga hadlay amniga dalka iyo howlgallada lagu ciribtirayo kooxaha Khawaarijta ah ee ka soconaya qaar kamid ah gobollada dalka. Shirka oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu bogaadiyey guulaha ciidamada amniga iyo kuwa...
Farmaajo & DENI oo shir ku yeelanaya magaalada Garoowe ee Puntland.
Garoowe (Raxanreeb )- Madaxwaynihii hore ee dalka Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa magaalada Garoowe ee Puntland kula kulmaya Madaxwaynaha maamulka Puntland Saciid Deni. Ujeedka ugu way nee Farmaajo ee Puntland ayaa ah ka hadlida Dastuurka KMG ah oo qorshahiisa ay riixaysa Villa Soomaaliya taas oo keentay in ay abuurmaan isbahaysiyo kala duwan. Labada nin ayaa xilligaan...
Dastuurka : Dhammaystir miyaa mise beddelaad ?
Muqdisho (Raxanreeb )- Doodda ku saasban wax ka bedelka Dastuurk KMG ah ayaa wali ka taagan magaalada Muqdisho , waxaana diiday in la furo Dastuurka madax hore siyaasiin iyo xitaa mudanayaal ka tirsan Golaha shacabka. Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu eedeyay inuu doonayo inuu waqtigan bedel Dastuurka ee uusan damacsanayn inuu wax ka...









