Adis Ababa (Raxanreeb )- Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya dagaal ka dhacay meela kala duwan ee dalka Itoobiya ah sida ay sheegayaan goobjoogayaal ku sugan magaalada Adis Ababa ee dalka Itoobiya. Dagaal ayaa ka dhacay mid ka mid ah deegaannada lagu muransan yahay ee u dhaxeeya gobollada Tigray iyo Amxaarada ee waqooyiga dalka...
Month: April 2024
ISBEDELKA CIMILADA : Saameynta isbeddelka Cimilada & Soomaaliya .
Muqdisho (Raxanreeb ) –Isbedelka ku yimid cimillada adduunka ee sababay fatahaaddiiEl Nino ee sannadkii hore ku dhuftay Soomaaliya, ayaa saameyn qallafsan ku yeeshay waxsoosaarka beeraha ee deegaanka Jannaalle ee gobolka Shabeellaha Hoose, gaar ahaan kuwa moosku ka baxo. Isbeddelka cimiladda ayaa saameyn ballaaran ku yeeshay dunida guud ahaan gaar ahaan Soomaaliya. Isbeddelka cimilada waxaa ka...
WARCUSUB : Israa’iil oo weerar ku qaatay Iiraan.
Tehran (Raxanreeb )-Telefishinka dowladda ee Iiraan ayaa sheegay in qaraxyo waaweyn laga maqlay gobolka Isfahan ee badhtamaha dalkaas, kuwaasoo aan la garanayn waxa sababay, balse shabakadda ABC News ee Maraykanka oo soo xiganaysa sarkaal Maraykan ah, ayaa sheegtay in gantaallo ay Israa’iil soo riday ay ku dhaceen goob ku taalla dalka Iiraan. Weerarkan ayaa dhacay...
DFS oo war culus kasoo saartay geerida Taliyahii ciidamada difaaca Kenya
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dhiggeeda dalka Kenya, uga tacsiyeysay geerida Taliyihii Ciidamada Kenya, oo galabta ku geeriyooday shil diyaaradeed oo ka dhacay dalkaasi.
Puntland & Beesha Caalamka oo ku kulmay Nairobi – Ujeedka Akhriso.
Nairobi (Raxanreeb ) – Waxaa magaalada Nairobi ku qabsoomay Shir dhexmaray Dowladda Puntland iyo Beesha Caalamka oo heer Wasiir ah, Kaasi oo uu Shir-guddoomiyey Wasiirka Qorsheynta Dowladda Puntland Mudane Daa’uud Maxamed Cumar. Kulanka ayaa looga hadlay mashaariicda horumarin iyo Kuwa bani’aadantinimo ee ay Puntland ka taageeraan iyo Sidii loo xoojin lah wadashaqeynta, Iyadoo Wafdigu la...
DEG -DEG : Degmada Qoryoolay ee Sh.Hoose oo dagaal ku waabariistay.
Qoryoolay (Raxanreeb )- Wararka Raxanreeb ay ka helayso degmada Qoryoolay ee Shabeelaha hoose ayaa sheegaya in halkaas saaka markale dagaal uu ku dhaxmaray laba maleeshiyo beeleeed . Wararka ayaa sheegaya in dagaalka uu si gaar ah uu uga socdo Xaafada Buula Siidow ee degmadaasi . Lama oga illaa hadda khasaaraha ka dhashay dagaalka waxaana gabi...
Wararki ugu danbeeyay ee xaaladda Bariga Dhexe
Kaddib marki uu la kulmay wasiirrada arrimaha dibadda Ingiriiska iyo Jarmalka, ayuu ra’isulwasaaraha Isra’il Benjamin Netanyahu Arbacadi shalay ka shanqariyay, in Israel ay iyadu qaadan doonto go’aannadeeda ku aadan sida ay isu difaaceyso.
Xasan Sheekh oo qaabilay Wiil Soomaali ah oo soo hoyiyay guul taariikhi ah
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Madaxtooyada ku qaabilay wiil dhallinyaro ah, oo lagu magacaabo, Cabdullaahi Jaamac Maxamed, oo kaalinta 2-aad ku guuleystay billadda qalinka ah tartanka orodka 5000m ee Ciyaaraha Guud ee Qaramada Afrika, oo lagu qabtay dalka Ghana.
SSC – Khaatumo & Somaliland oo laga cabsi qabo inay dagaalamaan.
Laascanood (Raxanreeb )- Warar kala duwan ayaa ka soo – baxaya xiisad la sheegay inay u dhaxeeya ciidanka Somaliland iyo maamulka SSC – Khaatumo , waxaana lagu soo waramayaa in qarka loo saraan yahay in dagaal uu dhaco. Somaliland ayaa boqolaal dhallinyaro ah oo ay sheegtey in tababar u soo xirtay keenteay furimaha la isku...
Maxaa looga hadlay shirka deg deg ah ee ka dhacay Laascanood ?.
Laascanood (Raxanreeb ) Hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo ayaa Guddoomiyey shir aan caadi ahayn oo uu iskugu yeedhay Golaha Fulinta iyo Guddiga joogtada ah ee Baarlamaanka SSC-Khaatumo. Shirkan oo ay kasoo qayb galeen hoggaamiye ku xigeenka Md: Dr Maxamed Ismaaciil Shiine, Guddoomiyaha Baarlamaanka Md Jaamac Yaasiin, Golaha wasiirrada iyo Guddida Joogtada ah ee Golaha Baarlamaanka SSC-Khaatumo ....









