Garoowe (Raxanreeb )- Maamul goboleedka Puntland ayaa sheegay in ay qaadi doonaan talaabo kale oo xigta oo la xiriirta khilaafka waqtigan adag kala dhaxeeya Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya. Wasiirka warfaafinta Puntland ayaa sheegay in aysan jirin cid ay matalaan xildhibaanada Barlamaanka ee deegaan doorashadooda ay tahay maamul goboleedka Puntland. Arintan ayaa Wasiirka Dirir u...
Month: April 2024
Erdogan “Netanyahu waa qas wade u baahan in la qabto’’
Istanbul (Raxanreeb )- Madaxwaynaha Turky Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in dhibaatada ka jirta bariga dhexe uu masuul ka yahay Ra’iisulwasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu. Erdogan waxa uu ku eedayayNetanyahu inuu yahay shaqsiga waqtigan hormuudka ka ah dhibaatada ka taagan Bariga dhexe si taas loogu gudbna waxa uu sheegay in ay tahay in la qabto...
Golaha ammaanka oo ka dooday in Falastiin ay noqoto dowlad madax banaan.
NewYork (Raxanreeb )- Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa dood adag waxa ay ka leeyihiin xaalada ka sii daraysa ee Falastiin iyo Israa’’iil halkaas oo wali ay ka sii socdaan dqeymaha ay gaysanayaan diyaaraha israa’iil. Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay oo ayaa ka dooday ajande ku saabsan in falastiin loo aqoonsado dowlad madaxbannaan, islamarkaana ay...
Khaatumo oo ka xumaatay in aysan ka qayb galin shirka madasha wadatashiga
Laascanood (Raxanreeb )- Madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa isugu yeeray dhamaan madaxda maamul goboleedyada si ay u yeesheen shir looga hadlayo xaaladda dalka. Shirkan waxaa lagu casuumay madaxda maamulada marka laga reebo maamulka dhawaan galka ah ee Khaatumo oo la filayay inay qayb ka noqdaan shirarka looga hadlayo xaaladda dalka. Maamulka Khaatumo war...
Puntland oo si cad u diiday shirka Golaha Wadatashiga Qaran
Maamul goboleedka Puntland ayaa si cad u diiday ka qayb-galka shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee uu iclaamiyay madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, kaas oo la filayo in uu Muqdisho ka dhaco inta u dhexeyso 20 illaa 21-ka bishan April ee sanadka 2024-ka.
Sacuudiga oo sheegay in nidaamka caalamiga ahi uu ku guuldarraystay xalka xaaladda Gaza
Sucuudiga iyo Pakistan ayaa si wadajira ugu baaqay xabbad-joojin degdeg ah oo laga gaadho dagaalka ka socda marinka Qaza, iyada oo Sucuudiguna uu soo jeediyey in xaaladda gobolka la dejiyo, isaga oo aan soo hadal qaadin weerarkii Iran ay ku qaaday Israa'iil.
Al-Shabaabkii ugu badnaa oo soo buux dhaafiyay duleedka Muqdisho
Wararka naga soo gaaraya duleedka magaalada Muqdisho, ayaa sheegaya in maalmihii lasoo dhaafay ay dagaalyahannada Al-Shabaab, soo buux dhaafiyeen agagaarka degmada Balcad ee Shabeellaha Dhexe.
Israa’iil oo ku adkaysatay inay jawaab ka bixinayso weerarkii Iran
Israa'iil ayaa u muuqata inay go'aansatay inay qaaddo tallaabo ay kaga aargudanayso ciidamada milateriga ah ee Iran, iyo qaar ka mida taageerayaasheeda gobolka bariga dhexe ku sugan, ka dib weerarkii ay Iran ku qaaday dalkan Yuhuudda ah.
“Somali heshiis ah ‘’ -Halku dheggii MW Xasan xaguu ku dambeeyay ?.
Muqdisho (Raxanreeb )-Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Ololahiisa waxa uu ku galay hal dhig ahaa Soomaali Heshiis ah dunidana la heshiis ah. Hal 0 ku dhigaas ka dib waxa la sheegay in Madaxwaynaha Soomaaliya uusan ka dhabayn arintaas taas bedelkeedana dadka ay kala fogaadeen aysan jirin wax heshiis ah. Hadaba aan dib u eegno...
Al-Shabaab oo weerar ku qaaday saldhig ATMS kuleeyihiin Shabeellaha Hoose
Warar dheeraad ah, ayaa kasoo baxaya gobolka Shabeellaha Hoose, kaas oo sheegaya in maanta dagaal xooggan oo u dhexeeya dagaalyahannada Al-Shabaab, iyo ciidamada howlgalka ATMIS uu ka dhacay degmada Janaale, ee gobolkaasi.









