Month: April 2024

Puntland oo dhaleeceysay Shiikh Umal iyo Shiikh Cali Wajiis.
Post

Puntland oo dhaleeceysay Shiikh Umal iyo Shiikh Cali Wajiis.

Garoowe (Raxanreeb )- Maamul goboleedka Puntland ayaa weerar ku qaaday  , Sheekh Umul iyo Sheekh Cali Wajiis oo ka mid ah culumada Soomaaliyeed kuwaas oo ku kala sugan Muqdisho o iyo Nairobi. Wasiirka warfaafinta maamul goboleedka Puntland Dirir oo warbaahinta kula hadlay magaalada Garoowe ayaa sheegay in  Culumada qaar  ay yihiin kuwo dhibaato  u joog...

Digniin ka soo baxaysa kooxaha reer Galbeedka ka dib weerarkii Israa’iil.
Post

Digniin ka soo baxaysa kooxaha reer Galbeedka ka dib weerarkii Israa’iil.

Gaza (Raxanreeb )  – Dalal badan oo reer Galbeed ah aadna ugu dhaw Israa’il ayaa walaac badan waxa ay ka qabaan xiisada sii kordaysa ee Israa’iil iyo Iiraan waxaana soo baxaya diginin ka dhan ah dagaalka. Xiisada Iiraan iyo  Israa’iil ayaa keenay   in siyaasadda caalamka u jihaysato  dhanka Israa’iil taas oo ka dhalatay xiisada iyo...

KAYMAHA Nugaal oo gubtay & faahfaahin ka soo baxaysa.
Post

KAYMAHA Nugaal oo gubtay & faahfaahin ka soo baxaysa.

Qardho (Raxanreeb )-  Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya dab xoogan oo ka kacay kaymaha gobolka Nugaal ,halkaas oo   inta badan ay gubteen dhir aad  badan  waxaana u uku sii fiday kaymo kale oo hor leh. Kulalaylaha xad dhaafka ah ayaa loo sababaynaa inuu ka bilowday dabka ka kacay saacadihii la soo dhaafay kaymaha...

Abshir Gaarane oo shil gaari ugu geeriyooday Muqdisho
Post

Abshir Gaarane oo shil gaari ugu geeriyooday Muqdisho

Allah ha u naxariistee Abshir Gaarane Axmed, oo mar ka tirsanaa Fanaaniinta Gobolka Banaadir, ayaa shalay galabtii ku geeriyooday shil gaari oo ka dhacay inta u dhaxeysa Muqdisho iyo Balcad, kadib markii ay ka soo laabteen dalxiis ay ku tageen degmada Balcad.

Post

Somali pirates say ship freed after $5m ransom paid

Somali pirates have released a hijacked ship, MV Abdullah, and its crew of 23 after a $US5 million ($A7.7 million) ransom was paid, according to two pirates. “The money was brought to us two nights ago as usual … we checked whether the money was fake or not,” Abdirashiid Yusuf, one of the pirates, told...

Wararkii ugu dambeeyey ee weerarka ay Iran ku qaadday Israa’iil
Post

Wararkii ugu dambeeyey ee weerarka ay Iran ku qaadday Israa’iil

Iran ayaa xilli dambe oo Sabtidii ah, waxay weerar aargudasho ah ku qaaday gudaha Israa'iil, hase ahaatee ciidamada milateriga ee Israa'iil ayaa sheegay inay soo rideen qaybo badan oo ka mida gantaallada iyo diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee ay Iran u adeegsatay weerarkan, ka hor intii aanay soo gaadhin hawada Israa'iil, sida ay baahisay wakaaladda wararka ee AP.

Golaha ammaanka ee Q.M oo kulan deg deg ka yeelanaya weerarka lagu qaaday Israel.
Post

Golaha ammaanka ee Q.M oo kulan deg deg ka yeelanaya weerarka lagu qaaday Israel.

NewYork (Raxanreeb )-Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa manta oo Axad ah kulan deg deg ah waxaa ay ka yeelan doonaan xaaladda kasoo korortay gobolka Bariga dhexe, kadib weerarkii seqdhexe xalay Iran ku qaaday gudaha Israel. Fadhigaan uu iclaamiyay Xoghayaha guud ayaa waxaa gadaal ka riixaya dowladaha Mareykanka, Ingriiska iyo Faransiiska, iyagoo doonaya in iran...