Month: April 2024

Amniga caasimadda oo markale oo faraha ka baxaya- HADDII !.
Post

Amniga caasimadda oo markale oo faraha ka baxaya- HADDII !.

Muqdisho (Raxanreeb ) – Degmooyin ka mid ah magaalada Muqdisho waxaa ka jira falal amni daro oo ay wehliyaan dilalkla loo gaysanayo dadka shacabka ee aan waxba galabsan. Dilalka hadda ku soo kordhay caasimadda waxa ka mid ah dilalka qorshaysan oo aan ilaa iyo hadda la ogayn cida fulinaysa inkastoo dowladdu ay sheegayso inay dadaalo...

MUQDISHO :  Xaafadaha Saypiano ma dagaal ay ka dhici doona  ‘’XOG “.
Post

MUQDISHO :  Xaafadaha Saypiano ma dagaal ay ka dhici doona ‘’XOG “.

Muqdisho (Raxanreeb )-  Shir u dhaxeeyay  madaxwaynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud  iyo Odayaasha dhaqankam  Xaafadaha  Saypiano ayaa fashil uu ku dhamaaday sida ay sheegayaan  xogaha Raxanreeb ay helayso. Waxaa looga hadlayay shirkan   rabashado ka dhashay go’aan dowladda Soomaaliya ay ku doonaysay in la baneeyo xaafadaha Saypiano gaar ahaan dab- damiska oo amar  uu...

Bilinken oo booqanaya Shiinaha
Post

Bilinken oo booqanaya Shiinaha

Xoghaya Arrimaha Dibadda Mareykanka Antony Blinken ayaa lagu wadaa in todobaadkan uu u safro dalka dalka Shiinaha, xilli ay xukumadaha Washington iyo Beijing isku dayayaan in ay sii wadaan xiriirkooda aanan adkeyn, inkasta oo uu jiro kala duwanaasho mug weyn oo dhinacyo badan leh.

Post

Ukraine Russia war: US House passes crucial aid deal worth $61bn

The House of Representatives has finally approved billions of dollars in new US military aid for Ukraine to help combat Russia’s invasion. The much-delayed measure had vocal opponents in Congress and it took a fragile bipartisan deal to get the $61bn (£49bn) package through. Republicans said more than a third would be dedicated to replenishing...

ADIS ABABA : Kumannaan Itoobiyaan ah oo guri la’aan ah + sababta.
Post

ADIS ABABA : Kumannaan Itoobiyaan ah oo guri la’aan ah + sababta.

Adis Ababa (Raxanreeb )- Dagaalka ka dhashay muranka dhulka ee xudduudaha gobollada Tigray iyo Amhara ayaa barakiciyay ku dhowaad 29,000 oo qof, sida ay sheegtay Qaramada Midoobay. Dagaalka ayaa billowday toddobaadkii lasoo dhaafay wuxuuna u dhaxeeyay ciidamada labada gobol ee degmada Raya Alamata, oo ay labada dhinacba sheegtaan. Saraakiisha ku sugan gobolka Amhara ayaa ku...