Month: May 2025

Trump iyo Putin oo mar kale wada hadlay
Post

Trump iyo Putin oo mar kale wada hadlay

New York ( Raxanreeb Online) Sanadkii hore, Donald Trump wuxuu ballan qaaday inuu dagaalka Ukraine ku soo afjari doono “24 saacadood gudahood.” Toddobaadkii hore, wuxuu sheegay in arrintaasi aysan xal noqon doonin illaa isaga iyo Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ay “isu yimaadaan” oo ay si fool-ka-fool ah uga wadahadlaan. Isniintii, xaaladdu way is beddeshay mar...

Soomaaliya iyo Dowladda Ciraaq ka dalbatay inay dayactirto warshada Shidaalka ee…
Post

Soomaaliya iyo Dowladda Ciraaq ka dalbatay inay dayactirto warshada Shidaalka ee…

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa inta uu ku sugnaa dalka Ciraaq, isla markaana uu ka qeyb galayay shirkii 34-aad ee Jaamacadda Carabta, ayaa dowladda Ciraaq ka dalbaday in ay ka gacan siiso dayactirka Warshada Shidaalka oo ay dowladda Ciraaq dhistay sannadkii 1974-tii. Warshadan oo ku taalla waqooyi-bari ee degmada Baraawe,...

Madaxda Hir-shabeelle oo iclaamiyay in todobaad lagu soo afjarayo Shabaab
Post

Madaxda Hir-shabeelle oo iclaamiyay in todobaad lagu soo afjarayo Shabaab

Wargaadhi ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha dowlad goboleedka Hir-shabeelle Cali Guudlaawe iyo mas’uuliyiin uu hoggaaminayo oo ku sugan furimaha dagaalka, ayaa ka dhawaajiyay in dhowaan ay gobolka Shabeellaha Dhexe, kasoo afjari doonaan kooxda Al-shabaab. Madaxweyne Cali Guudlaawe, ayaa warbixin ka dhageystay saraakiisha ciidanka, iyaga oo la wadaagay qorshaha dagaalka kooxda Al-shabaab. Deegaanada uu abaabulka ka socdo...

Madaxweynihii hore ee Mareykanka oo laga helay cudurka Kansarka halista ah
Post

Madaxweynihii hore ee Mareykanka oo laga helay cudurka Kansarka halista ah

New York ( Raxanreeb Online) Madaxweynihii hore ee Maraykanka Joe Biden, oo 82 jir ah, ayaa laga helay kansarka qanjirka borostaatada, kaasoo ku faafay lafihiisa, sida lagu sheegay war ka soo baxay xafiiskiisa Axaddii. Biden, oo xafiiska ka tagay bishii Janaayo, ayaa xanuunkan laga helay Jimcihii ka dib markii uu arkay dhakhtar toddobaadkii hore isagoo...

Axmed Madoobe oo kulamo ka bilaabay magaalada Nariobi
Post

Axmed Madoobe oo kulamo ka bilaabay magaalada Nariobi

Nariobi ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha  dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Madoobe, oo ku sugan magaalada Nariobi ayaa bilaabay kulamo kala duwan uu la qaadanayo daneeyaasha siyaasadda Soomaaliya. Warar madax banaan ayaa sheegaya in Axmed Madoobe uu  xubnaha beesha Caalamka iyo siyaasiyiinta Soomaalida kala hadli doono xaalada cakiran ee maamulka Jubbaland. Kulamada ayaa intooda badan waxa ay...

DF Somalia oo sheegtay in 70 dagaalame oo Shabaab ah lagu dilay dagaalkii ka dhacay Hiiraan & Shabeelle Dhexe
Post

DF Somalia oo sheegtay in 70 dagaalame oo Shabaab ah lagu dilay dagaalkii ka dhacay Hiiraan & Shabeelle Dhexe

Hiiraan ( Raxanreeb Online) Dowladda Soomaaliya ayaa ka hadashay khasaaraha kooxda Al-shabaab lagu gaarsiiyay dagaalkii 48 saac lee lasoo dhaafay ka dhacay degaanada xadka gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe. Qoraalka kasoo baxay wasaaradda Gaashaandhigga ee Soomaaliya, ayaa hambalyo iyo bogaadin loogu diray ciidamada xoogga dalka iyo Macawiisleyda gobolka Hiiraan, oo jab xooggan gaarsiiyay kooxda Al-shabaab...

DEGDEG: Qarax geystay khasaaro dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Muqdisho
Post

DEGDEG: Qarax geystay khasaaro dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Muqdisho

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya qarax goordhweyd ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasi oo geystay khasaaro dhimasho iyo dhaawac. Qaraxa ayaa si gaar ah uga  dhacay hore xirada Damaanyo ee magaalada Muqdisho, halkaas oo ay ka socotay qorista ciidamo cusub. Dhinaca kale goobjoogeyaal ayaa soo sheegaya in qaraxa lala beegsaday dhalinyaro...

Wasiir Fiqi oo kulan xasaasi ah la yeeshay dhiggiisa dalka Ciraaq
Post

Wasiir Fiqi oo kulan xasaasi ah la yeeshay dhiggiisa dalka Ciraaq

Baqdaad ( Raxanreeb Online) Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa kulan rasmi ah la yeeshay dhiggiisa dalka Ciraaq, Thaabit Maxamed Al-Cabaasi, kaddib markii uu gaaray xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ee Jamhuuriyadda Ciraaq. Kulanka oo ay ka qeybgaleen saraakiil sare oo Ciraaqi ah ayaa lagu falanqeeyay xoojinta xiriirka labada dal iyo dardargelinta iskaashiga dhinacyada...

DEGDEG: Dagaal xooggan oo ka socda qeybo kamid ah gobolka Hiiraan
Post

DEGDEG: Dagaal xooggan oo ka socda qeybo kamid ah gobolka Hiiraan

Hiiraan ( Raxanreeb Online) Wararka inaga soo gaaray gobolka Hiiraan, ayaa sheegaya in dagaal u dhaxeeya ciidanka macawiisley iyo kooxda Al-shabaab uu ka socdo howdka labada gobol ee dhaxeeya ee Ceelhareeri iyo Aadan Yabaal. Dagaalka ayaa lasoo warinaya inuu yahay mid xooggan oo labada dhinac isku adeegsanayaan hubka nuucyadiisa kala duwa. Hoggaamiyaal katirsan ciidanka Macawiisleey,...

DEGDEG: Qarax goordhaw ka dhacay degmada Baraawe
Post

DEGDEG: Qarax goordhaw ka dhacay degmada Baraawe

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya Qarax xooggan oo goordhaweyd lala eegtay Gaari NOHA ah oo siday (Qaad ama jaad) kaasi oo ka dhacay duleedka magaalada Baraawe ee gobolka Shabeellaha Hoose. Goob joogayaal ku sugan halka ay wax ka dhaceen ayaa sheegayn in Qaraxu uu ahaa mid xooggan, waxaana jugtiisa laga Maqlay Xaafadaha ku teedsan...