MOGADISHU — Talks between the Federal Government of Somalia and representatives of opposition groups affiliated with the Future Council ended without agreement after the two sides failed to resolve key differences over the country’s electoral process. The meeting, facilitated by representatives of the international community and the Government of Türkiye, lasted several hours and was...
Day: July 20, 2026
Fahiima Quuje oo ka degtay magaalada Hargeysa
Hargeysa ( Raxanreeb Online) Fahiima Yuusuf Quuje oo maalmo kahor iska casishay xubnimadii golaha wakiilada Waqooyi Bari ee Soomaaliya, ayaa maanta ka degtay magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland. Fahiima ayaa horay u sheegtay in ay ka tanaasushay aragtidii Soomaali-weyn. Garoonka diyaaradaha waxaa Fahiima ku soo dhoweeyay guddoomiyaha Baarlamaanka Somaliland Yuusuf Faratoon iyo shacab ku farsaxsan...
Wada-hadalada dowladda iyo mucaaradka oo ka furmay Muqdisho
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Waxaa goordhaweyd hotel Decale ee magaalada Muqdisho ka furmay wada-hadallada u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dhinacyada mucaaradka, iyadoo kulamadan lagu doonayo in xal siyaasadeed looga gaaro khilaafka ka taagan hannaanka doorashooyinka iyo arrimo kale oo dastuurka la xiriira. Kulamada ayaa ka socda magaalada Muqdisho, waxaana ka qeybgalaya guddiyo farsamo oo...
Ra’iisul wasaare ku-xigeenkii dalka Uganda oo geeriyooday
Kambala ( Raxanreeb Online) Waxaa geeriyooday Raysul wasaare ku xigeenkii dalka Uganda, sidoo kalena ahaa xildhibaan, General Moses Ali. General Moses Ali ayaa bishii Janaayo ee sanadkan mar kale dib loogu doortay kursigiisa xildhibaannimo, isagoo jiray 87 sano. Xilligii ololaha iyo doorashada, xaaladdiisa caafimaad ayaa si weyn looga dareemayay. Wuxuu la tacaalayay dhibaatooyin dhanka hadalka...
Ciidanka Kumaandooska Danab oo howlgal ku dilay xubno katirsan kooxda AS
Shabeellaha Hoose ( Raxanreeb Online) Faah faahino dheeraad ah ayaa kazoo baxeysa howlgal ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska Danab ee xoogga dalka ay ka fuliyeen deegaanka Hantiwadaag ee gobolka Shabeellaha Hoose. Ciidanka ayaa la sheegay in ay beegsadeen xubno ka tirsan maleeshiyaadka Al-shabaab. Intii uu socday hawlgalka, ayaa la tilmaamay in lagu...
Spain oo ku guuleystay koobka Adduunka
New Jersey ( Raxanreeb Online) Xulka Spain ayaa markii labaad ku guuleystay tartanka koobka Adduunka, kaddib markii uu 1-0 kaga badiyay xulka Argentina. Ciyaarta ayaa waqtigii caadiga ahaa ku dhammaatay eber iyo eber, balse waqtigii dheeriga ahaa ee lagu daray gaar ahaan daqiiqadii 106-aad ayay goolka guusha heshay Spain, waxaana u dhaliyay ciyaaryahanka Ferran Torres....





