Day: July 8, 2026

Home » Archives for July 8, 2026
Farmaajo oo ka hadlay kulan ay yesheen xisbigiisa iyo dowladda Federaalka
Post

Farmaajo oo ka hadlay kulan ay yesheen xisbigiisa iyo dowladda Federaalka

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa ka hadlay kulan dhex maray hoggaanka xisbigiisa iyo mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya. Farmaajo ayaa sheegay in kulanka uu diiradda saaray arrimo la xiriira xaaladda guud ee dalka, amniga, hannaanka doorashooyinka iyo sidii loo xoojin lahaa wada-hadallada siyaasadeed ee u dhexeeya dowladda...

Madaxweyne Shariif oo beeniyay inuu xiriir hoose la yeel yahay Imaaraatka Carabta
Post

Madaxweyne Shariif oo beeniyay inuu xiriir hoose la yeel yahay Imaaraatka Carabta

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa beeniyay eedeymo la xiriira inuu xiriir dhaqaale ama mid siyaasadeed ka helo Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta. Sheekh Shariif ayaa sheegay in wararka la faafinayo ay yihiin kuwo aan sal iyo raad toona lahayn, isla markaana aan ka tarjumayn xaqiiqda. Waxa uu caddeeyay...

Somalia’s Electoral Deadlock Deepens as Government, Opposition Resume Talks
Post

Somalia’s Electoral Deadlock Deepens as Government, Opposition Resume Talks

Technical committees representing the Federal Government of Somalia and opposition groups are holding another round of meetings in Mogadishu today, as diplomatic efforts intensify to pave the way for direct political talks aimed at resolving the country’s electoral dispute. The meetings, which began on Tuesday, are understood to be facilitated by Türkiye, with Western representatives...

Ciidanka xoogga oo howlgal ku  burburiyay saldhigyo ay kooxda AS, ku la laheyd Shabeelaha Hoose
Post

Ciidanka xoogga oo howlgal ku burburiyay saldhigyo ay kooxda AS, ku la laheyd Shabeelaha Hoose

Shabeellaha Hoose (Raxanreeb Online) Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashanaya ciidamada deegaanka ayaa howlgallo qorsheysan ka fuliyay deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose, kuwaas oo lagu beegsaday saldhigyo ay ku sugnaayeen maleeshiyaadka Al-Shabaab. Sida ay sheegeen saraakiisha hoggaaminaysay howlgalka, ciidamada ayaa burburiyay xarumo iyo fariisimo ay kooxdaasi u adeegsan jirtay abaabulka weerarrada iyo dhaqdhaqaaqyada kale....

Shiinaha oo si kulul uga hadlay dagaalka dib u biloowday ee Bariga Dhexe
Post

Shiinaha oo si kulul uga hadlay dagaalka dib u biloowday ee Bariga Dhexe

Shiinaha ayaa Arbacada maanta ah dhaleeceeyay Maraykanka iyo Iiraan kaddib markii ay dib u bilaabeen dagaalka u dhexeeya labada dhinac. Shiinaha ayaa ku booriyay labada dhinac inay khilaafka ku xalliyaan waddo wada-hadal iyo diblomaasiyadeed. Qatar oo ah dhexdhexaadiyaha u dhaxeeya Iiraan iyo Mareykanka ayaa war ka soo saaray goor dhow dagaalkan cusub. Waxay Qadar ku...

Mucaaradka iyo dowladda oo maanta ka nasanaya kulamadii u socday
Post

Mucaaradka iyo dowladda oo maanta ka nasanaya kulamadii u socday

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Waxaa maanta hakad ku yimid kulamadii wada-tashiga ahaa ee u socday dowladda iyo xisbiyada mucaaradka, iyadoo dhinacyadu ay qaadanayaan maalin nasasho ah kadib kulamo isdaba joog ah oo maalmihii la soo dhaafay socday. Ilo xog-ogaal ah ayaa sheegay in nasashadan ay qayb ka tahay jadwalka kulamada, isla markaana la filayo in...