Day: July 13, 2026

Home » Archives for July 13, 2026
Kenya oo sheegtay in ay dishay 11 xubnood oo katirsan kooxda AS
Post

Kenya oo sheegtay in ay dishay 11 xubnood oo katirsan kooxda AS

Mandhera (Raxanreeb Online) Ciidamada ammaanka Kenya ayaa sheegay inay dileen 11 xubnood oo ay ku tilmaameen inay ka tirsanaayeen Al-Shabaab, kadib howlgal amni oo laga fuliyay deegaanka xadka u dhexeeya Kenya iyo Soomaaliya, gaar ahaan gobolka Mandhera. Sida ay sheegeen saraakiisha ammaanka Kenya, howlgalka ayaa lagu qaaday goob ay ku sugnaayeen maleeshiyaal la sheegay inay...

16 qof oo gaajo ugu dhintay dalka Yuganda
Post

16 qof oo gaajo ugu dhintay dalka Yuganda

Kambaala ( Raxanreeb Online) Dowladda Uganda ayaa sheegtay in 16 qof ay toddobaadyadii la soo dhaafay gaajo ugu dhinteen gobolka Karamoja, oo ku yaalla waqooyi-bari dalka. Sida ay dowladda Uganda sheegtay, abaarta daba dheeraatay ayaa sabab u noqotay macluusha ka jirta gobolka. Beeraleyda ayaa sheegay in dalagyadoodii ay baaba’een sababo la xiriira abaarta daran, iyadoo...

Calanka Soomaaliya oo hoos loo dhigay muddo 3 cisho ah sabab la xiriirta geerida Amiirka Qatar
Post

Calanka Soomaaliya oo hoos loo dhigay muddo 3 cisho ah sabab la xiriirta geerida Amiirka Qatar

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa amar ku bixiyay in muddo saddex cisho ah hoos loo dhigo Calanka Jamhuuriyadda, si loo maamuuso amarkii Qatar ee shalay geeriyooday Hamad Binu Khalifa Al Thani. “Iyada oo la fulinayo Amarka Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, waxaa lafarayaa dhammaan Hay’adaha Dawladda in...