BOSASO— Puntland security forces protesting several months of unpaid salaries have blocked a major road in the Faluuja area of Carmo district, bringing public and commercial transport to a halt. The road serves as a key link between the port city of Bosaso and other regions of Puntland. An eyewitness told Raxanreeb Online that the...
Day: July 12, 2026
Duq Muqdisho iyo duqa Magaalada St. Louis Park, Gobolka Minnesota oo kulan ku yeeshay Caasimada Soomaaliya
Muqdisho (Raxanreeb Online) Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta ah xafiiskiisa ku qaabilay Duqa Magaalada St. Louis Park, Gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka, Marwo Nadia Mohamed, oo booqasho rasmi ah ku joogta Caasimadda Soomaaliya. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka iskaashi ee u dhexeeya Caasimadda...
Ciidamo katirsan Puntland kana gadoodsan mushaar la’aan oo xirtay waddo
Boosaaso (Raxanreeb Online) Ciidamo katirsan Puntland oo ka gadoodsan Mushahar la’aan ayaa xirtay deegaanka Faluuja ee Degmada Carmo, Kuwaas oo gabi ahaanba joojiyay isu socodkii Dadweynaha, Waddadas oo halbowle u ahayd Magaalo Ganacsiyeedka Boosaaso iyo Gobolada kale. Sida uu noo sheegay Goobjooge Ciidamadan ayaa iskugu sheegay in ay ka titsan yihiin Guutada Afmeer ee Ciidamada...
Ciidanka amniga Baladweyne oo gacanta ku dhigay xubin katirsan kooxda AS, oo dil ka geystay magaalada
Baladweyne ( Raxanreeb Online) Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya xubno katirsan Al-shabaab, oo weerar dil ah xalay ka geystay magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Weerarka ayaa si gaar ah uga dhacay maqaaxi ku taalla xaafada Nuur-xawaad ee magaalada Baladweyne. Dableyda hubeysan ayaa la sheegay in ay goobta ku dileen askari katirsan ciidanka dowladda....
Tartanka Koobka Adduunka oo afar waddan isugu soo hartay
Miami ( Raxanreeb Online) Xulka Argentina ayaa iska xaadiriyay wareegga afar dhammaadka ee Koobka Adduunka, kaddib markii uu saddex gool iyo hal kaga adkaatay xulka Switzerland. Sidoo kale xulka Ingiriiska oo sanadkan wacdaro dhigay ayaa isna gaaray wareegga afar dhammaadka ee Koobka Adduunka, kaddib markii uu labo gool iyo hal kaga adkaaday xulka Norway. Ingiriiska...
Iran oo sheegtay in aysan hoggaasami doonin heshiiskii ay la gashay Marekanka
Tehran ( Raxanreeb Online) Iiraan ayaa ku dhawaaqday inaysan u hoggaansami doonin heshiisyada ay la gashay Mareykanka “ilaa iyo inta Maraykanku sii wado xadgudubyada” heshiiska loogu talagalay in lagu soo afjaro dagaalka Bariga Dhexe. Telefishanka dowladda Iiraan oo soo xiganayey safiirka dalka Iran u fadhiya Qaramada Midoobay, Amir Saeed Irvani, kaas oo sheegay in Tehran...




