Addis Ababa ( Raxanreeb Online) Wararka soo baxaya ayaa sheegaya in xildhibaan ka tirsan Golaha Wakiillada Somaliland lagu xiray dalka Itoobiya, inkastoo aan weli si rasmi ah loo shaacin sababta keentay xarigga iyo muddada uu socon doono. Wararku waxay tilmaamayaan in laamaha ammaanka ee Itoobiya ay xireen xildhibaan Saleebaan Nuur Warsame ( Food) oo kamid...
Day: July 4, 2026
AU Warns Somalia Mission at Risk After U.S. Funding Cut
The African Union has warned that its mission in Somalia could face serious operational challenges unless urgent international support is secured, following the United States’ decision to cut funding assistance. The AU said the future of AUSSOM, its successor mission in Somalia, is now under significant uncertainty after nearly two decades of deployment, which began...
Baidoa Tense as Leaders Gather for Controversial Inauguration
Baidoa— Delegations from across Somalia are expected to arrive in Baidoa, the capital of Bay region, to attend the inauguration ceremony of South West State leader Aden Mohamed Nur, commonly known as Aden Madoobe. The ceremony is expected to be attended by President Hassan Sheikh Mohamud, Prime Minister Hamza Abdi Barre, Galmudug President Ahmed Abdi...
Midowga Afrika oo walaac ka muujiyay sii soco-shada howlgalka AUSSOM ee Soomaaliya
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Midowga Afrika ayaa sheegay in howlgalka AUSSOM ee Soomaaliya, uusan sii socon karin haddii uusan helin garab iyo taageero dhaqaale oo joogto ah oo ay bixiyaan beesha caalamka iyo dalalka saaxiibka la ah Soomaaliya. Mas’uuliyiinta Midowga Afrika ayaa sheegay in howlgalka AUSSOM uu wajahayo caqabado la xiriira maalgelinta, saadka iyo taageerada...
Dowladda Soomaaliya oo ku dhawaaqday howlgal dalka looga saarayo kooxda AS
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay dardargelinayso diyaarinta howlgallo ballaaran oo isugu jira duqeymo dhinaca cirka ah iyo hawlgallo dhulka ah, kuwaas oo lagu bartilmaameedsanayo fariisimaha iyo goobaha ay ku sugan yihiin xubnaha maleeshiyaadka Al-Shabaab ee deegaanno kala duwan oo dalka ka tirsan. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa...
RW Xamsa oo jawaab kulul ka bixiyay hadal kasoo yeeray Siciid Deni
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa jawaab ka bixiyay hadallo hore uga soo yeeray Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, kuwaas oo la xiriiray arrimo siyaasadeed iyo hannaanka dowlad-dhiska dalka. Ra’iisul Wasaaraha, ayaa sheegay in dowladda Federaalka ay ka go’an tahay ilaalinta midnimada dalka, dhismaha hay’adaha dowladda iyo hirgelinta hannaan...
Puntland oo la wareegtay ciidan Beeleed
Garoowe ( Raxanreeb Online) Maamulka Puntland ayaa si rasmi ah ula wareegay ciidan beeleed, iyadoo tallaabadan lagu sheegay mid lagu xoojinayo amniga, laguna mideynayo ciidamada ka howlgala deegaannada maamulka. Mas’uuliyiinta Puntland ayaa sheegay in ciidamada la wareegay lagu sameyn doono diiwaangelin, tababar iyo habeyn, si ay uga mid noqdaan ciidamada rasmiga ah ee Puntland. Waxay...






