Baydhabo ( Raxanreeb Online) Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Dr Mahad Maxamed Sheekh Xasan oo ay wehlinayeen ku xigeennadiisa ayaa maanta guddoomiyay kulanka 5-aad Kalfadhigiisa 1aad. Ajandaha kulankaan oo ahaa meel marinta iyo dhaarinta Xukuumadda cusub ee Dowladda Koofur galbeed Soomaaliya ayaa waxaa soo xaadiray mudanayaan gaaraya 87 Mudane. Fadhiga Golaha Wakiillada...
Day: July 16, 2026
Ciidanka Kumaandooska Danab oo hawlgal burburiyay deegaanno ka tirsan Shabeellaha Hoose
Tooratoorow ( Raxanreeb Online) Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Danab, ayaa hawlgal qorsheysan oo burburin ah ka fuliyay deegaannada Tooratoorow, Caliyoow Baarow, Doonka iyo Farsooley ee gobolka Shabeellaha Hoose. Hawlgalkan ayaa lagu bartilmaameedsaday fariisimo iyo goobo ay ku dhuumaaleysanayeen maleeshiyaad katirsan Al-shabaab, kuwaas oo ciidamada ay ku burburiyeen xarumo iyo gabaadyo ay kooxdaasi...
Suuriya oo sheegtay inay ka hortagtay hub loo waday Xisbullah
Dimishiiq ( Raxanreeb Online) Wakaaladda wararka ee dalka Suuriya ee SANA ayaa ku warantay maanta oo Khamiis ah, iyadoo soo xiganaysa ilo ka tirsan wasaaradda arrimaha gudaha ee dalkaasi, in mas’uuliyiinta Suuriya ay ka hortageen in shixnad hub iyo gantaallo ah laga soo daabulay xuduudka Ciraaq ee Suuriya. Warku waxa uu intaa ku daray in...
Golaha wasiirrada oo xilkii ka qaaday guddoomiyihii Rugta ganacsiga Soomaaliyeed
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Golaha Wasiirrada Xukuumadda Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS, ee magacaabista Guddoomiyaha Ku-meelgaarka ah ee Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed, in uu noqdo Yaasiin Maxamuud Cibaar. Kulanka golaha oo uu Shir-guddoomiyey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu kala diray Guddigii...
Iran oo weeraro culus ku qaaday saldhigyada Mareykanka ee Khaliijka
Tehran ( Raxanreeb Online) Dowladda Iran ayaa qaaday weerarro cusub oo ka dhan ah saldhigyada milatari ee Maraykanka ee ku yaalla dalalka Khaliijka ee deriska la ah, halka Washington ay sii waday weerarrada ay ku qaadayso goobo ku yaalla Iran habeenkii oo dhan ah. Tehran waxay sheegtay inay beegsatay bartilmaameedyo ku yaalla gobolka, oo ay...
Taliyihii Booliska degmada Jariiban ee gobolka Mudug oo la dilay
Jariiban ( Raxanreeb Online) Wararka inaga soo gaaraya degmada Jariiban ee gobolka Mudug ee Puntland, ayaa sheegaya in xalay weerar ka dhacay halkaasi lagu dilay taliyihii saldhigga booliska degmada Guleed Kadlaaye. Goob jogayaal ayaa sheegay in nin hubeysan uu rasaas ku furay taliyaha isla markaana dhaawac ahaan loogu qaaday isbitaalka, balse markii dambe uu ku...





