Baydhabo (Raxanreeb Online) Hoggaamiyaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay Wasiirrada cusub ee uu dhowaan magacaabay si loo dardargeliyo howlaha horyaalla Xukuumadda iyo hirgelinta qorshayaasha horumarineed ee dowlad goboleedyadka Koonfur Galbeed. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta wada-shaqeynta Golaha Wasiirrada, dardargelinta adeegyada bulshada, adkeynta maamul-wanaagga, isla markaana la...
Day: July 15, 2026
Taliyaha guutada 14-ka October oo abaabul dagaal kawada Shabeellaha Hoose
Marka (Raxanreeb Online) Wararka inaga soo gaaraya magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeellaha Hoose, ayaa sheegay in maanta halkaasi uu gaaray Taliyaha Guutada 14-ka October ee Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed G/le Cismaan Muuse Maxamed. Taliyaha ayaa mid mid ubooqday difaacyada Ururka 141-aad ee Guutada 14-ka October oo Fadhigiisu yahay Magaalada Marka, kormeerka kadib ayuu...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Amiirka Qatar
Doha ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Doha ee dalka Qatar ayaa Qasriga Lusail kulan kula qaatay Amiirka Qatar, Sheekh Tamim bin Hamad Al Thani, isagoo uga tacsiyeeyay geerida ku timid Alle ha u naxariistee Aabihii Amiirkii hore Marxuum Sheekh Hamad bin Khalifa Al Thani. Madaxweyne...
Spain oo iska xaadirisay kama dambeysta tartanka kooba Adduunka
Miami ( Raxanreeb Online) Xulka dalka Spain ayaa xalay waxa uu gaaray kama dambeysta koobka Adduunka 2026, kaddib markii 2-0 uu kaga badiyay dalka France. Spaim oo ku guuleystay Koobkii Adduunka 2010 oo ciyaar cajiib ah soo bandhigay, islamarkaana France ka ciyaar wanaagsanaa waxaa goolasha u keenay ciyaaryahanada Mikel Oyarzabal iyo Pedro Porro. Sidoo kale...
Askari qof shacab ah dilay oo gacanta lagu dhigay
Dhuusamareeb ( Raxanreeb Online) Wararka inaga soo gaaraya magaalada Dhuusamareeb ee caasimada maamulka Galmudug, ayaa sheegaya in askari katirsan ciidanka xoogga oo dilay qof shacab ah gacanta lagu dhigay. Goob jogayaal ayaa sheegay in askariga uu dilay wiil dhallinyaro ah oo ku shaqeysan jiray baalashka kabaha ( Caseeye), kaddib muran soo kala dhex-galay wiilka iyo...




