Day: July 23, 2026

Home » Archives for July 23, 2026
South West State’s New Cabinet Faces Accountability Test
Post

South West State’s New Cabinet Faces Accountability Test

BAIDOA— South West State President Sheikh Aden Mohamed Nur Madobe chaired the first meeting of the newly appointed Council of Ministers, with discussions focusing on improving public service delivery, strengthening accountability and accelerating the implementation of development programmes. President Madobe instructed cabinet members to prioritise essential public services, promote genuine reconciliation, enhance administrative transparency and...

Maxaa looga hadlay kulanka maanta golaha wasiirrada ay ku yesheen Muqdisho?
Post

Maxaa looga hadlay kulanka maanta golaha wasiirrada ay ku yesheen Muqdisho?

Muqdisho (Raxanreeb Online) Golaha Wasiirrada Xukuumadda Soomaaliya, ayaa maanta kulankoodi todobaadlaha ahaa ku yeeshay magaalada Muqdisho. Kulanka golaha ayaa cod aqlabiyad leh ku ansxiyay xubnaha magacaabista ku imaanaya ee golaha Sare ee Garsoorka, sida uu dhigayo Qodobka 145aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya 2026, kaddib soo jeedinta Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka. Golaha Wasiirradu oo...

Iran oo ka hadashay tirada dadkii ku dhintay weeraradii ugu dambeeyey ee Mareykanka
Post

Iran oo ka hadashay tirada dadkii ku dhintay weeraradii ugu dambeeyey ee Mareykanka

Tehran ( Raxanreeb Online) Wasaaradda Caafimaadka ee Iiraan: 53 qof ayaa ku dhintay weerarradii ugu dambeeyay ee Maraykanka. Sida ay sheegtay Wasaaradda Caafimaadka ee Iiraan, illaa 53 qof ayaa ku dhintay meertadii ugu dambaysay ee weerarrada Maraykanku ku qaaday Iiraan. Sida ku xusan xogta ay soo saartay wasaaraddu, dhimashadan ayaa dhacday muddadii u dhaxeysay 27-kii...