MOGADISHU— The Federal Government of Somalia has strongly condemned threats made by Yemen’s Houthi group against the Kingdom of Saudi Arabia, describing them as a serious danger to regional peace, security and stability. In an official statement issued on Wednesday, 22 July 2026, Somalia’s Ministry of Foreign Affairs and International Cooperation said the government was...
Day: July 22, 2026
PSF Accuses Puntland of Drone Attacks as Bosaso Security Rift Deepens
BOSASO — The Puntland Security Forces (PSF) have publicly commented for the first time on the recent fighting in Laag, on the outskirts of Bosaso, accusing the Puntland administration of deploying drones during an operation against their forces. A senior PSF official told the BBC that the force is formally part of the Somali National...
Maxey kawada hadleyn wasiir Fartaag iyo safiirka Koonfurta Kuuriya u fadhiya Soomaaliya ?
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Soomaaliya, Jeneraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta xarunta Wasaaradda kulan kula yeeshay Safiirka Koonfurta Kuuriya ee Soomaaliya, Kang Hyung-shik, waxaana kulankaan Wasiirka ku wehliyey Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda, Jeneraal Sulub Axmed Firin, iyo mas’uuliyiin kale. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga Soomaaliya iyo Koonfurta Kuuriya ee...
Ciidanka Booliska degmada Galdogob oo gacanta ku dhigay nin dilay xaaskiisa
Galdogob ( Raxanreeb Online) Taliyaha Booliska degmada Galdogob ee maamulka Puntland, ayaa faah faahin ka bixiyay nin xaaskiisa dilay oo ay gacanta kusoo dhigeen. Taliyaha ayaa sheegay in eedeeysanaha uu dilka xaaskiisa u adeegsaday Mindi ( Toreey), isla markaana uu ka baxsaday balse howlgal kaddib ay gacanta kusoo dhigeen. Taliyaha ayaa sheegay in gacan ku...
Dalalka Midowga Afrika oo cadeeyey in howlgalka AUSSOM uusan sii jiri karin waqti fog
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Qaar kamid ah dalalka xubnaha ka ah Midowga Afrika ayaa muujiyay walaac ku saabsan mustaqbalka howlgalka AUSSOM, iyagoo carrabka ku adkeeyay in howlgalkaasi uusan ahaan karin mid sii socda muddo aan xad lahayn. Iyaga oo sheegay in dowladda Soomaaliya looga baahan yahay in ay diyaariso ciidanka Qaranka, si ay amniga guud...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo la kulmay wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya
Garoowe ( Raxanreeb Online) Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland Cabdirisaaq Axmed Siciid, ayaa maanta la kulmay wafdi uu hoggaaminayay wasiirkii hore ee arrimaha dibadda dowladda federaalka Soomaaliya Cabdisalaam Hadliye Cumar oo booqasho ku jooga Puntland. Intii uu kulanku socday waxaa la sheegay in looga hadlay horumarinta waxbarashada sare ee Puntland, kor u qaadidda tayada tacliinta, iyo sidii...
Khaalid Kaamil oo xabsiga laga siidaayay
Hargeysa ( Raxanreeb Online) Wararka ka imanaya magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland, ayaa sheegaya in xabsiga laga siidaayay fannaanka Khaalid Kaamil. Maxkamad ayaa xoriyadiisa dib u siisay Khaalid oo todobaadyadii u dambeeyay ku xirnaa xabsi ku yaala magaalada Hargeysa sida ay Ehelkiisa xaqiijiyeen. Inkastoo hay’adaha ammaanka Somaliland aysan weli si rasmi ah u shaacin sababta...






