Day: July 1, 2026

Home » Archives for July 1, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb galay bandhig lagu soo xiray todobaadka xorriyadda
Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb galay bandhig lagu soo xiray todobaadka xorriyadda

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabadda weyn ee xuska 66-guurada ka soo wareegatay maalintii taariikhiga ahayd ee 1-da Luulyo, oo ku beegan xorriyaddii Gobollada Koonfureed iyo midowgii labada gobol ee Waqooyi iyo Koonfur, taas oo saldhig u noqotay dhalashada Jamhuuriyadda Soomaaliya. Madaxweynaha oo maamuusaya halyeeyadii Soomaaliyeed ee...

Maxkamadda sare ee Maraykanka oo Trump ka diiday sharci saameyn lahaa dad ay Soomaalida ka mid yihiin
Post

Maxkamadda sare ee Maraykanka oo Trump ka diiday sharci saameyn lahaa dad ay Soomaalida ka mid yihiin

Washington (Raxanreeb Online) Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa soo jeediyay inuu Koongareeska Mareykanka u adeegsan doono sidii uu uga falcelin lahaa go’aan ay gaartay Maxkamadda Sare ee Mareykanka, kaas oo laalay amarkiisii madaxweyne ee lagu joojinayay in si toos ah dhalashada Mareykanka loo siiyo qof kasta oo ku dhasha dalka. Wuxuu ku dooday in Koongareesku...

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka ka hadlay wax ay uga dhigan tahay Ummadda Soomaaliyeed 1-da Luuliyo
Post

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka ka hadlay wax ay uga dhigan tahay Ummadda Soomaaliyeed 1-da Luuliyo

Muqdisho (Raxanreeb Online) Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa ka qeyb galay munaasabadda qaran ee Calan-saarka habeenka 1-da Luuliyo oo ku asteysan xorriyaddii Gobolada Koonfureed ee dalka iyo midowgii gobolada Waqooyi iyo Koonfur. Madaxweynaha ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabaddan qiimaha weyn u leh qarannimada iyo midnimada ummadda Soomaaliyeed, isaga oo xusay in 1-da...