Day: July 26, 2026

Home » Archives for July 26, 2026
Puntland oo Galmudug ku eedeeysay inay taageerto ciidamo wax u dhimaya amnigeeda
Post

Puntland oo Galmudug ku eedeeysay inay taageerto ciidamo wax u dhimaya amnigeeda

Garoowe ( Raxanreeb Online) Maamulka Puntland ayaa war ka soo saaray xaaladda amniga ee deegaannada ay xuduudda la wadaagaan maamulka Galmudug, iyadoo ku eedeysay maamulka Galmudug in deegaanadeeda laga soo abaabulo maleeshiyaad carqaladeynayo amniga Puntland. Sida lagu sheegay bayaanka Puntland, ciidamadaasi ayaa la sheegay inay ku sugan yihiin deegaanno ka tirsan Galmudug, isla markaana ay...

Shan xildhibaan oo katirsan golaha Wakiilada Waqooyi Bari oo xilkii laga xayuubiyay
Post

Shan xildhibaan oo katirsan golaha Wakiilada Waqooyi Bari oo xilkii laga xayuubiyay

Laascaanood ( Raxanreeb Online) Xeer Ilaaliyaha Guud ee Maamulka Waqooyi Bari ayaa la sheegay inuu Golaha Wakiillada ka codsaday in xasaanadda laga qaado shan xildhibaan oo katirsan golaha wakiilada Waqooyi Bari. Golaha Wakiillada Waqooyi Bari oo kulan ku yeeshay magaalada Laascaanood, ayaa xilkii ka xayuubin ku sameeyay Xildhibaannada kala ah. Makhtal Siciid Maxamuud, Cabdisalaan Cabdillaahi...