The President of Somalia’s North Eastern State, Abdikadir Aw Ali Firdhiye, has appointed a five-member committee to investigate the killing of civilians in Aricadeeye, in the Sool region, on 23 June. In a presidential decree, President Firdhiye named the administration’s Minister of Justice, General Abdi Hassan Mohamed, as chair of the committee. The committee has...
Day: July 5, 2026
Somali President Receives Puntland PSF Commander Amid Federal-Puntland Tensions
Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Sunday received Colonel Said Abdirisaq, commander of Puntland’s Security Force, at the Presidential Palace in Mogadishu, in a meeting that comes amid growing political tensions between the Federal Government of Somalia and the Puntland administration. The meeting takes place as relations between Villa Somalia and Puntland have become increasingly...
Maxey tahay ujeedka ay guddoomiyaha KMG ee golaha shacabka u tagtay Baydhabo?
Baydhabo (Raxanreeb Online) Guddoomiyaha KMG ah ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya, Marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar iyo wafdi Xildhibaanno ah oo ay hoggaaminayso ayaa soo gaaray magaalada Baydhabo oo ah caasimadda KMG ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Waxaa garoonka diyaaradaha ee magaalada Baydhabo kusoo dhoweeyay Hogaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo abaabul dagaal kawada Shabeellaha Dhexe
Ceeldheer (Raxanreeb Online) Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi, oo uu weheliyay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud. Degmada Ceeldheer, waxaa ka socda dadaallo lagu ciribtirayo Al-shabaab, iyadoo sidoo kale ay ka jiraan horumarro dhanka amniga ah. Kormeerkan...
Mogadishu and Puntland Clash Over Federal Troop Recruitment Powers
Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud has issued one of his strongest statements yet on relations between the Federal Government and Puntland, saying there is currently no formal cooperation between the two sides beyond Puntland’s status as part of the Somali Republic. “Except for the fact that they are part of the Republic, today there is...
Weeraro sababay khasaaro kala duwan oo ka dhacay dalka Mali
Bamako ( Raxanreeb Online) Military-ga dalka Mali ee galbeedka Africa, ayaa sheegaya inay iska caabiyeen weerar balaaran oo ay soo qaadeen kooxda gooni goosadka ee Reer waqooyiga ah ee Tuwaaraq iyo kooxaha Islaamiyiinta oo is garabsanaya. Weerarkan ayaa ka dhacay 5 magaalo iyo hal xabsi oo ku yaala koonfurta iyo bariga dalkaasi. Kooxahan ayaa labo...
Puntland oo si adag uga hortimid heshiisyada kalluumaysiga ee dowladda federaalka
Garoowe ( Raxanreeb Online) Maamulka Puntland ayaa si adag uga horyimid heshiisyo la xiriira kalluumaysiga oo ay Dowladda Federaalka Soomaaliya la gashay shirkado shisheeye, isagoo sheegay in heshiisyadaasi aysan sharci ka noqon karin deegaannada Puntland. War-saxaafadeed ay soo saartay Wasaaradda Kalluumaysiga Puntland, ayaa lagu sheegay in dowladda federaalka aysan kaligeed go’aan uga gaari karin kheyraadka...
Xuutiyiinta Yemen oo ku hanjabay inay weerari doonaan Sacuudiga
Xudeyda ( Raxanreeb Online) Kooxda Xuutiyiinta ee Yemen ayaa sheegtay in ciidamadeedu ay ka hortageen diyaarado dagaal oo Sacuudi ah oo ay ku eedeeyeen inay isku dayayeen inay hor istaagaan diyaarad rayid ah oo laga leeyahay Iran inay ka degto Garoonka Diyaaradaha ee Sanca. Afhayeenka milateriga ee Xuutiyiinta, Yaxya Saree, ayaa uga digay in haddii...







