Day: July 14, 2026

Home » Archives for July 14, 2026
Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in ay duqeyn ku dishay 42 xubnood oo katirsan kooxda AS
Post

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in ay duqeyn ku dishay 42 xubnood oo katirsan kooxda AS

Maxaas ( Raxanreeb Online) Ciidanka xoogga dalka ayaa duqeyn ka fuliyay tuulada Goobo oo 10KM dhanka waqooyi kaga beegan degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan. Qoraal kasoo baxay wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya, ayaa lagu sheegay in duqeynta lagu beegsaday xubno katirsan Al-shabaab oo isku uruursanayay tuulada, kuwaasi oo doonayay in ay weerar fuliyaan balse xogtooda la helay....

Wasiir Al-Makhzoumi oo kulamo muhiim ah la qaadatay mas’uuliyiin sare oo…
Post

Wasiir Al-Makhzoumi oo kulamo muhiim ah la qaadatay mas’uuliyiin sare oo…

Islamabad ( Raxanreeb Online) Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Soomaaliya, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa kulan doceedyo la yeelatay madax iyo masuuliyiin sare oo ka kala socday hay’adaha iyo dowladaha xubnaha ka ah Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC), intii uu ka socday magaalada Islamabad Shirka Haweenka Islaamka. Wasiirka ayaa kulan doceedyada la qaadatay...

Maxey kawada hadleyn lataliyaha amniga Qaranka Soomaaliya iyo Danjire Cabdullaahi Al-Otaybi ?
Post

Maxey kawada hadleyn lataliyaha amniga Qaranka Soomaaliya iyo Danjire Cabdullaahi Al-Otaybi ?

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Lataliyaha Amniga Qaranka ee Jamhuuriyadda Soomaaliya, Danjire Aweys Xaaji Yuusuf, ayaa maanta Xafiiska Amniga Qaranka ku qaabilay Danjiraha Jaamacadda Carabta u fadhiya Soomaaliya ahna Wakiilka Xoghayaha Guud ee Jaamacadda Carabta, Danjire Cabdullaahi Al-Otaybi. Kulanka ayaa looga arinsaday taageerada Jaamacadda Carabta ee dadaallada Dowladda Federaalka Soomaaliya ee la xiriira dowlad-dhisidda, xoojinta hay’adaha...

Dowladda Baxreyn oo sheegtay in ay qaati ka taagan tahay Iran
Post

Dowladda Baxreyn oo sheegtay in ay qaati ka taagan tahay Iran

Taliska ciidamada Baxreyn ayaa sheegay in saaja subaxnimadii ay ka hortageen oo ay dhexda ku qabteen dhowr weerar oo cirka ah oo Iran ay ku soo ridday dhulka Baxreyn. Baxreyn waxay ku eedeysay Iran inay sii waddo hab-dhaqankeeda “colaadeed”, waxayna sheegtay in weerarradeedu ay beegsanayaan shacabka Baxreyn, taas oo ay ku tilmaantay “xadgudub cad” oo...