Day: July 9, 2026

Home » Archives for July 9, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo xariga ka jaray xarun ciidan oo ku taalla gudaha madaxtooyada Qaranka
Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xariga ka jaray xarun ciidan oo ku taalla gudaha madaxtooyada Qaranka

Muqdisho (Raxanreeb Online) Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka jaray dib u dhis iyo casriyeyn ballaaran oo lagu sameeyay Taliska Guutada ilaalada Madaxtooyada Qaranka ee 77 ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Madaxweynaha ayaa kormeer ku soo maray qaybaha kala duwan ee dib loo dhisay, kuwaasi oo ay ka mid yihiin xafiisyada Taliska...

Sirdoonka Turkiga oo ka hadlay wada- hadallada Dowladda iyo Mucaaradka Soomaaliya
Post

Sirdoonka Turkiga oo ka hadlay wada- hadallada Dowladda iyo Mucaaradka Soomaaliya

Ankara (Raxanreeb Online) Hay’adda Sirdoonka Qaranka Turkiga (MIT) ayaa ka hadashay dadaallada ay ku bixinayso fududeynta wada-hadallada u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo mucaaradka, iyadoo sheegtay in ujeeddadeedu tahay in la abuuro jawi lagu xallin karo khilaafaadka siyaasadeed ee taagan. Sida ay baahiyeen warbaahinno kala duwan, masuuliyiin ka tirsan sirdoonka Turkiga, ayaa sheegay in wada-hadallada...

Iran oo shaacisay dadkii loogu dilay weeraradii dalkeeda lala beegsaday
Post

Iran oo shaacisay dadkii loogu dilay weeraradii dalkeeda lala beegsaday

Tehran ( Raxanreeb Online) Iiraan oo shaacisay tirada dadka looga dilay weerararadii ugu dambeeyay ee Iiraan. Madaxa xiriirka dadweynaha ee Wasaaradda Caafimaadka iyo culuumta Caafimaadka ayaa ku dhawaaqay in “14 qof ay ku dhinteen weeraradii ugu dambeeyay oo labadii maalmood ee la soo dhaafay uu Mareykanka ku qaaday dalkiisa. Hossein Kermanpour oo farriin qoraal ah...

Madaxweynihii hore ee Puntland oo Turkiga uga digay inuu faragelin ku sameeyo arrimaha Soomaaliya
Post

Madaxweynihii hore ee Puntland oo Turkiga uga digay inuu faragelin ku sameeyo arrimaha Soomaaliya

Garoowe ( Raxanreeb Online) Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiraxmaan Faroole, ayaa si adag uga hadlay doorka Turkiga ee Soomaaliya, isagoo uga digay Ankara inay ka fogaato wax kasta oo loo fasiran karo faragelin lagu sameynayo arrimaha gudaha ee dalka. Siyaasigan ayaa sheegay in Soomaaliya ay tahay dal madax-bannaan, isla markaana go’aannada siyaasadeed iyo khilaafaadka gudaha...