In ka badan 20 qof ayaa geeriyooday halka 80 kalana ay ku dhaawacmeen, kaddib markii bariga dalka Afgaanistaan ay ku rogmadeen daadad xooggan. Sidoo kale waxaa la sheegay in 100 qof oo kale lagu la’yahay daadadka kuwaasi oo ilaa iyo hadda aan la ogeyn halka jaan iyo cirib ay dhigeen. Dhacdadaan ayaa la tilmaamay in...
Day: July 21, 2026
Maxkamad ku taalla Hindiya oo xabsi daa’in ku xukuntay 44 Soomaali ah oo lagu helay Burcad-badeednimo
Hindiya ( Raxanreeb Online) Maxkamad ku taalla dalka Hindiya, ayaa xabsi daa’in ku xukuntay 44 muwaadiniin Soomaali ah, kaddib markii lagu helay dambiyo la xiriira burcad-badeednimo iyo afduub markab ganacsi oo marayay biyaha Badweynta caalamiga ah. Sida ay sheegeen mas’uuliyiinta Hindiya, eedeysanayaashan ayaa lagu qabtay howlgal ay ciidamada badda Hindiya fuliyeen, kaddib markii la sheegay...
Puntland Forces Seize PSF Vehicles Following Laag Clashes
The security situation in Laag, on the outskirts of Bosaso, remained calm on Tuesday morning following intermittent clashes the previous afternoon between members of the Puntland Security Force and Puntland’s Darawiish forces. Darawiish officers told local media that PSF personnel withdrew from the area overnight, leaving behind several military vehicles from which weapons had reportedly...
Xuutiyiinta Yemen oo hankabaad culus u diray Sacuudiga
Sanca ( Raxanreeb Online) Kooxda Xuutiyiinta ee dalka Yemen, oo gacan ka helaysa Iiraan, ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay go’doomin dhanka badda ah oo ay ku soo rogeen dalka ay colka yihiin ee Sacuudiga, iyagoo sheegay inay beegsan doonaan maraakiibta u gooshaysa dekedaha dalkaas. Go’aankan ayaa yimid ka dib markii labada dhinac ay is-weydaarsadeen...
Iran oo baaq culus u dirtay dalalka Caalamka
Tehran ( Raxanreeb Online) Iiraan ayaa ugu baaqday beesha caalamka in aysan u dulqaadan wax weerar ah oo lagu qaado xarumaha nukliyeerka ee loo isticmaalo ujeeddooyin nabadeed, iyadoo sheegtay in ilaalinta xarumahaas ay tahay mas’uuliyadda beesha caalamka oo dhan. Bayaan ay soo saartay Ergada Iiraan u qaabilsan Hay’adda Caalamiga ah ee Tamarta Nukliyeerka (IAEA), ayay...
Dab xooggan oo khasaaro geystay oo maanta ka kacay Suuqa Bakaaraha
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Dab khasaaro maaliyadeed geystay ayaa saakay ka kacay suuqa Bakaaraha gaar ahaan dhinaca Cabdalla Shideeye, waxaana ku gubtay dukaamo lagu iibiyo qalabka Elektarooniga. Goob jogayaal ayaa sheegay in dabka uu ka biloowday koronto, isla markaana uu ku sii fidiyay goobaha ganacsiga ee kala duwan ee suuqa ku yaallay. Ciidamada dab-damiska gobolka...





