Somali federal government forces have launched a renewed military offensive against Al-Shabaab in several areas across Hirshabelle and Galmudug states, amid intensified troop mobilisation and preparations for expanded operations. The federal forces are being supported by local community defence groups known as Macawiisley, which have previously played a key role in operations against the armed...
Day: July 11, 2026
Wasiirka dhallinyarada iyo Ciyaaraha XFS oo markale difaacay eedeemo loo jeediyay garsoore Cumar Cartan
Muqdisho (Raxanreeb Online) Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabduqaadir, ayaa mar kale difaacay garsoore Soomaaliyeed oo haysta aqoonsiga FIFA, isagoo caddeeyay in garsoorahaasi uusan wax khatar amni ah ku ahayn dalka ama bulshada. Wasiirka ayaa sheegay in eedaha iyo wararka laga faafinayo garsooraha aan lagu saleyn caddeymo rasmi ah, isagoo ku baaqay...
Puntland Silent as Bosaso Port Dispute Deepens
BOSASO — Businesses across Bosaso remained closed on Saturday as the shutdown of the city’s port entered its 11th consecutive day amid a dispute over newly introduced charges. Local traders closed their shops in protest after rejecting additional fees imposed by DP World, the company managing Bosaso Port. Business owners say the charges could increase...
In ka badan 12 ruux oo dhintay dab ka kacay dalka Spain
Bidar ( Raxanreeb Online) Dab aad u weyn oo ka kacay koonfur-bari Spain ayaa dilay 12 qof, oo ay ku jiraan afar muwaadin Ingiriis ah, halka 23 qof la sheegay in la la’yahay. Dabkan ayaa la sheegay inuu yahay kii ugu weynaa abid ee lagu arko Spain. Boqolaal dab-damis ah iyo khabiiro kale ayaa la...
Iran iyo Cummaan oo kawada hadlay marinka Hormuz
Muscat ( Raxanreeb Online) Wasiirka Arrimaha Dibadda Iran Cabbaas Caraqji ayaa wadahadallo la yeelan doona mas’uuliyiinta Cumaan kaddib markii uu gaaray Muscat. Sida ay sheegayaan ilo wareedyo, booqashadan waxay qayb ka tahay wadatashiyada laba geesoodka ah ee u dhexeeya Iran iyo Cumaan, kuwaas oo looga hadlay arrimaha ka taagan gobolka, gaar ahaan xaaladda marin-biyoodka Hormuz....
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo dhagax-dhigay Dib-u-dhiska Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa dhagax-dhigay xarunta dhexe ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha oo dib-u-dhis lagu sameynayo, taas oo qeyb ka ah dadaallada Xukuumadda DanQaran ay ku horumarinayso hey’adaha muhiimka u ah adeegyada bulshada iyo kobaca dhaqaalaha dalka. Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in Wasaaradda Ganacsiga iyo...
Goobaha ganacsiga magaalada Boosaaso oo maanta xiran
Boosaaso (Raxanreeb Online) Goobaha ganacsiga magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland ayaa saaka xiran, taas oo ay sababtay dekedda oo xiran maalintii 11-aad. Ganacsatada ayaa ka biyo diiday khidmad cusub oo ay soo rogtay shirkadda maamusha dekedda magaalada Boosaaso ee DP World, taas oo keentay in maaanta in albaabada la isugu dhufto xarumaha ganacsiga. Shacabka...






