Day: July 18, 2026

Home » Archives for July 18, 2026
Taliye Ku-Xigeenka Booliska oo lagu eedeeyey in abaabul dagaal kawado Shabeellaha Hoose
Post

Taliye Ku-Xigeenka Booliska oo lagu eedeeyey in abaabul dagaal kawado Shabeellaha Hoose

Shabeellaha Hoose (Raxanreeb Online) kuxigeenka 2-aad ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdullaahi Cumar Abshirow oo ay wehlinayaan xildhibaano iyo wasiirro kasoo jeeda Shabeellaha hoose, ayaa ku eedeeyay saraakiil ciidan oo ka tirsan dowladda inay ku lug leeyihiin abaabul iyo hurinta qalalaase ka dhaca Gobolka Shabeellada Hoose. Masuuliyiintan ayaa taliye Ku-Xigeenka Labaad ee Ciidanka Booliiska Soomaaliya, ku eedeeyey...

Northeastern State Moves to Prosecute MP After Somaliland Defection
Post

Northeastern State Moves to Prosecute MP After Somaliland Defection

The Office of the Attorney General and the leadership of the Northeastern State Parliament have issued statements concerning former lawmaker Fahiima Yusuf Quuje after she resigned from her position and announced her decision to join Somaliland. The parliamentary leadership published a letter dated July 10, 2026, requesting that the Attorney General initiate legal proceedings against...

In ka badan 27 qof oo ku dhintay dab ka kacay magaalada Bangkok
Post

In ka badan 27 qof oo ku dhintay dab ka kacay magaalada Bangkok

Bangkok ( Raxanreeb Online) Ra’iisul Wasaaraha Thailand ayaa ku dhawaaqay in ugu yaraan 27 qof ay ku dhinteen dab ka kacay goob lagu caweeyo oo ku taal caasimadda dalkaas ee Bangkok. Kooxaha dab-damiska ayaa loogu yeeray goobta waxyar uun ka dib saq-dhexe ee habeenkii Axadda. Saraakiishu waxay sheegeen in dadkii goobta joogay ay isku dayayeen...

Xeer-ilaalinta maamulka Waqooyi Bari oo dacwad culus ku soo oogay Fahiima Quuje
Post

Xeer-ilaalinta maamulka Waqooyi Bari oo dacwad culus ku soo oogay Fahiima Quuje

Laascaanood ( Raxanreeb Online) War kasoo baxay Xeer-ilaalinta guud ee maamulka Waqooyi Bari, ayaa golaha wakiilada looga codsaday in xasaanadda looga qaado xildhibaan Fahiimo Yuusuf Quuje, si maxkamad loogu soo taago dacwad la xiriira hadaladii ay kaga dhawaaqday in ay ka tanaasushay arrintidii Soomaaliweyn iyo maamulka Waqooyi Bari. Warqad kazoo baxday Xeer-ilaalinta oo ku taariikhaysan...