Muqdisho ( Raxanreeb Online) Guddoonka labada aqalka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta shaaciyay waqtiga rasmiga ah ee uu furmo doono kalfadhiga 8-aad ee labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya. Xildhibaanada labada aqalka ayaa loo diray farriimo la xiriira in ay soo xaadiraan kalfadhiga Baarlamaanka oo furmi doona 1-ad bisha Agoosto 2026. “ Haddaba Xildhibaanada iyo Senatarrada...
Day: July 19, 2026
Iran oo ka hadashay weerarka uu Mareykanka uu ka fuliyay dalkeeda
Tehran ( Raxanreeb Online) Mas’uuliyiinta maxalliga ah iyo warbaahinta Iiraan ayaa sheegay in Maraykanku uu qaaday weerarro cusub oo lagu beegsaday goobo ku yaalla gobollada Khuzestan iyo Hormozgan. Ku-xigeenka mas’uulka amniga ee xafiiska guddoomiyaha gobolka Khuzestan ayaa sheegay in diyaaradaha dagaalka ee Maraykanka ay saacaddu markay ahayd 5:55 subaxnimo gantaallo ku garaaceen goob ku dhow...
Maamulka Waqooyi Bari oo shacabka uga digay inay faafiyaan warar been abuur ah
Laascaanood ( Raxanreeb Online) Maamulka Waqooyi Bari ayaa soo saaray digniin ku socota shaqsiyaad iyo kooxo uu ku eedeeyay inay bulshada ku faafinayaan warar been abuur ah oo keeni kara jahawareer iyo xasilooni darro. Qoraal kasoo baxay wasaaradda warfaafinta maamulka Waqooyi Bari, ayaa lagu sheegay in dadka isticmaala baraha bulshada in si mas’uuliyad leh u...
Askar Mareykan ah oo lagu dilay Jordan
Jordan ( Raxanreeb Online) Laba askari oo ka tirsan ciidamada Mareykanka ayaa la dilay, halka mid kalena weli la la’yahay, kadib weerarro ay Iiraan ay u adeegsatay gantaallo ballistic ah iyo diyaarado aan duuliye lahayn oo ka dhacay Jordan maalintii Jimcaha, sida ay sheegeen saraakiisha milatariga. Taliska Dhexe ee Ciidamada Mareykanka (CENTCOM) ayaa sheegay in...



