Day: July 7, 2026

Home » Archives for July 7, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo sheegay in Imaam Maxamed uu door muuqda ku lahaa dib u heshiisiinta iyo mideynta bulshada
Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo sheegay in Imaam Maxamed uu door muuqda ku lahaa dib u heshiisiinta iyo mideynta bulshada

Muqdisho (Raxanreeb Online) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mas’uuliyiin ka tirsan hay’adaha dowladda, duubabka dhaqanka iyo culumaa’udiin Soomaaliyeed kala qayb galay salaadda Janaasada Alle ha u naxariistee Imaam Maxamed Yuusuf Cali oo dhowaan geeriyooday. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in marxuumku uu door muuqda ku lahaa dib u heshiisiinta iyo mideynta bulshada, xoojinta dowladnimada iyo...

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo abaabul dagaal kawada Shabeelaha Dhexe
Post

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo abaabul dagaal kawada Shabeelaha Dhexe

Wargaadhi (Raxanreeb Online) Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi, oo uu weheliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kormeer ugu tegay cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Ciidamada deegaanka ee ku sugan deegaanka Wargaadhi ee gobolka Shabeellada Dhexe. Wasiirka ayaa Ciidamada ku bogaadiyey naf-hurnimada, geesinimada iyo guulaha ay...

Firdhiye oo ka hadlay dadkii laga Tarxiilay magaalada Laascaanood
Post

Firdhiye oo ka hadlay dadkii laga Tarxiilay magaalada Laascaanood

Laascaanood (Raxanreeb Online) Madaxweynaha maamulka Waqooyi Bari, Cabdiqaadir Axmed Aw Cali (Firdhiye), ayaa markii ugu horreysay si faahfaahsan uga hadlay dadkii ka soo jeeday Koonfur Galbeed ee laga tarxiilay magaalada Laascaanood sanadkii 2021. Firdhiye oo hadal ka jeediyay munaasabad ka dhacday Baydhabo ayaa sheegay in dhacdadaasi ay ahayd mid murugo leh, isagoo xusay in dadka...

Maxkamad ku taalla Shiinaha oo dil ku xukuntay sarkaal sare
Post

Maxkamad ku taalla Shiinaha oo dil ku xukuntay sarkaal sare

Shiinaha ( Raxanreeb Online) Maxkamad ku taalla bariga Shiinaha ayaa ku xukuntay dil sarkaal hore oo ka tirsanaa maamulka magaalada, kadib markii lagu helay inuu qaatay laaluush ka badan 2.2 bilyan yuan (qiyaastii $325 milyan ama £243 milyan) muddo 30 sano ah. Yang Youlin, oo xilal kala duwan ka soo qabtay magaalada Nanjing intii u...

Türkiye Mediates as Somali Rivals Return to Negotiating Table
Post

Türkiye Mediates as Somali Rivals Return to Negotiating Table

Talks between the Federal Government of Somalia and opposition groups are set to resume today, with discussions expected to focus on political and election-related issues. The renewed dialogue follows weeks of behind-the-scenes efforts to bring rival political sides to the negotiating table amid continuing disagreements over Somalia’s electoral process. Türkiye is expected to mediate the...

Puntland Reviews Mudug Security Amid Concerns Over Mogadishu Interference
Post

Puntland Reviews Mudug Security Amid Concerns Over Mogadishu Interference

Puntland’s Deputy Minister of Security and DDR, Abdirahman Yusuf Dujaana, on Tuesday chaired a high-level security meeting to assess the situation in Mudug region and review ongoing efforts to maintain stability. The meeting, attended by the State Minister of Livestock, senior police officers, security officials and members of Puntland’s defence forces, focused on strengthening security...