Day: July 6, 2026

Home » Archives for July 6, 2026
Somalia Prepares New “Final” Offensive Against Al-Shabaab
Post

Somalia Prepares New “Final” Offensive Against Al-Shabaab

The Federal Government of Somalia says it is preparing to launch what it describes as the final phase of its military campaign against Al-Shabaab, as senior defence and military officials signal a major escalation in operations against the group. Speaking to Somali National Army troops in Ceeldheer district, the army chief, Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Ciidanka Danab oo howlgal ku dilay xubno katirsan kooxda AS
Post

Ciidanka Danab oo howlgal ku dilay xubno katirsan kooxda AS

Shabeelaha Hoose ( Raxanreeb Online) Ciidanka Sida Gaarka ah u Tababaran ee Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Farsooley ee gobolka Shabeellaha Hoose, kaas oo lagu beegsaday maleeshiyaad katirsan kooxda Al-shabaab iyo goobo ay si sharci darro ah ugu kaydsanaayeen hub. Howlgalka ayaa lagu dilay 5 xubnood oo ka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Baydhabo si ugu qeyb galo xaflada caleema-saarka hoggaamiye Aadan Madoobe
Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Baydhabo si ugu qeyb galo xaflada caleema-saarka hoggaamiye Aadan Madoobe

Baydhabo ( Raxanreeb Online) Wefdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee maamulka Koonfur galbeed. Garoonka diyaaradaha ee Shaati-gaduud, waxaa wefdiga madaxweynaha ku soo dhoweeyay hoggaamiyaha koonfur galbeed Aadan Madoobe, xildhibaano, wasiirro iyo mas’uuliyiin katirsan maamulka koonfur galbeed. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sababta uu u tagay...

Ra’iisul wasaare Xamsa oo si weyn loogu soo dhoweeyay magaalada Baydhabo
Post

Ra’iisul wasaare Xamsa oo si weyn loogu soo dhoweeyay magaalada Baydhabo

Baydhabo ( Raxanreeb Online) Wefdi uu hoggaaminayo Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Garoonka diyaaradaha ee Shaati-gaduud, waxaa wefdiga Ra’iisul wasaaraha ku soo dhoweeyay hoggaamiyaha dowlad goboleedka koonfur galbeed Sheekh Maxamed Nuur ( Madoobe) xildhibaano heer federaal iyo heer dowlad goboleed iyo mas’uuliyiin katirsan katirsan maamulka...

Ugu yaraan 10 qof oo ku dhintay weerar uu Ruushka ku qaaday Ukraine
Post

Ugu yaraan 10 qof oo ku dhintay weerar uu Ruushka ku qaaday Ukraine

Kyiv ( Raxanreeb Online) Dadka deggan caasimadda Ukraine ee Kyiv, ayaa mar kale wajahaya habeen ay hareeyeen weerarro cirka ah oo dhimasho sababay, kadib markii Ruushku uu ku qaaday magaalada Kyiv iyo nawaaxigeeda mowjado gantaallo iyo diyaarado aan duuliye lahayn. Ugu yaraan toban qof ayaa ku dhintay weerarrada, iyadoo mid ka mid ah uu ku...