Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta mudane Axmed Macallim Fiqi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay mas’uul mataleysay dowlad goboleedyada dalka, kuwaas oo ka shaqeeya arrimaha xasilinta.
Month: November 2022
Muxuu daarnaa kulanka Biden & dhiggiisa Shiinaha ?
“Marar badan ayaan la kulmay Xi Jinping, wada hadallo furan ayaa ina dhexmaray, ma filayo in uu jiro isku day cad uu Shiinaha ku weerarayo Taiwan” ayuu yiri Biden.
Xabad joojin la kala dhex dhigay malleeshiyo beeleed ku dagaallamay Cadalle
dhowaan labo malleeshiyo Beeleed oo ay ku dagaallameen degaano hoostaga degmada Cadalle ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa billowday wada-hadallo lagu doonayo in xal looga gaaro colaad beleedyada soo laab laabtay ee ka dhacay degmadaas
Ujeedka safarka Madaxwayne Xasan Sheekh ee Maraykanka
Shirkan inta uu socdo waxaa diiradda lagu saari doonaa dhowr arrimood sida; xoojinta ballan-qaadka Maraykanka iyo Afrika ee dimuqraadiyadda iyo xuquuqda aadanaha.
Amnesty oo war kasoo saartay kiiskii sharci darrada ee Cabdalle Mumin
Amnesty International: Lix bilood kaddib markii uu Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud xilka la wareegay, weli dowladdiisu kama dhabeyn ballan qaadyadii ahaa in caddaalad iyo amni uu u horseedayo shacabka Soomaaliyeed.
MD oo shir guddoominaya kalfadhiga 2aad ee Barlamaanka.
Kulanka ayaa la filayaa in uu furo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud...
Abaabulka howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab oo ka billowday Bakool
Waxaa degaanka Aato ee Gobolka Bakool ka bilaawday kulamo looga tashanayo howlgallada ka dhanka ah ururka Al-Shabaab, kaas oo ay yeesheen Saraakiisha Ciidamada dowladda, kuwa daraawiishta dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed & kuwa dowlad degaanka Soomaalida ee liyuu Boolis.
Bankiga Dhexe oo go’aan ka soo saaray lacagta la dhaqo &….
Muqdisho ( Raxanreeb ) Bankiga Dhexe ee Soomaaliya oo war saxaafadeed kasoo saaray lacag dhaqista iyo ka hortaga maalgalinta Argagixisada. Halkan hoose ka akhriso war saxaafadeedka Bankiga Dhexe ee Soomaaliya:
Heshiis horudhac ah oo laga gaaray dagaal beeleed ka socday Sh.Dhexe.
Waxa soconayay labadii maalin ee u danbeeyay dadaallo lagu doonayay in xal nabadeed laga gaaro dagaal beleedkaas...
Mareykanka ‘”10 Milyan oo Doollar ayaa la siinayaa cidii keenta xogta seddax sarkaal oo ka tirsan Al- Shabaab”
Xubnaha farta lagu fiiqay ee abaalmarinta lacagtaas dhan ayaa ah seddax horjooge oo kala oo kala ah Axmed Diiriye, Jehad Mustafa iyo Mahad Karatee..

