Month: November 2022

Cali Jeyte iyo xildhibaano soo gaaray Muqdisho
Post

Cali Jeyte iyo xildhibaano soo gaaray Muqdisho

Waxaa caasimadda Muqdisho soo gaaray Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan oo ay wehlinayeen Xildhibaannada kala ah Maxamed Cabdikhaadir Maxamed, Maxamed Cabdullaahi Buraalle oo katirsan Golaha Shacabka FS, iyo Xildhibaan Guhaad Cabdulle Jimcaale oo ka mid ah Baarlamaanka Hirshabelle