Day: December 20, 2022

Home » Archives for December 20, 2022
Post

MUQDISHO : Booliska oo soo bandhigay dad ay ku eedeynayaan Al- Shabaabnimo.

Muqdisho ( Raxanreeb ) Ciidamada Booliska Soomaaliya, ayaa caawa soo qabtay laba qof oo ay sheegeen in ay  ka tirsanayeen kooxda Al- Shabaab. Labadan qof ayaa caawa lagu soo bandhigay saldhiga Xamarweyne ee magaalada Muqdisho , halkaas oo sidoo kale – goobjoog ay ka ahaayeen saraakiil ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya. Labada ruux ayaa laga...

Post

Madaxwaynaha Puntland oo magacaabay la- taliyaha Shidaalka & gaaska

Garowe ( Raxanreeb ) Xeer Madaxweyne Lr. 85 ee 17-ka December 2022, kuna saabsan magacaabid La-taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Shidaalka iyo Gaaska. Madaxweynaha Dowladda Puntland Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland Qodobkiisa 80-aad Markuu arkay: Aqoontiisa iyo waayo-aragnimadiisa shaqo. Wuxuu xeeriyey: DHAMMAAD XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND.

Post

Dowladda  oo boqolaal dhalinyaro ah u diraysa dalka Eriteria .

Muqdisho ( Raxanreeb ) Warar lagu kalsoonyahay ayàa sheegaya in dowladda Soomaaliya ay tababar ciidan u direyso kumanaan dhalinyara ah oo maanta lagu xareeyay  gudaha garoonka Aadan Cadde. Wararka ayaa sheegaya in ciidankii tababarka ujiray dalka Eriteria dhawaan laga soo dejin doono garoonka Aadan Cadde. Sida ay ii xaqiijiyeen Ilo wareedyo ka tirsan DFS dhalinayaradan...

Post

Waddooyin ka mid ah Muqdisho oo xiran & sababta ka danbeysa.

Muqdisho ( Raxanreeb ) Waxaa xiran wadada laamiga ah ee xariirisay isgoosyo badan oo muhiim ah, sida laga soo bilaabo agaagrka wasaaradda Gaashaanshiga, Tarabuunka,Km4 ilaa Dekadda. Waxaa aad u adag isku socodka wadooyinka iyada oo ay xanibanyihiin gaadiidka dadweynaha iyo isku socodka. Inta badan waddooyinka ayaa ah mid cariiri ah oo ay adag tahay in...

Post

Xildhibaan Axmed Taajir “Qalqal amni ayaan  ku galay Muqdisho saxna ma ahan”

Muqdisho ( Raxanreeb ) Xildhibaanada Barlamaanka Soomaaliya ayaa wali magaalada Muqdisho ku wajahaya xaalad ami , taas oo ilaa iyo hadda aan waxba laga qaban. Xildhibaan Axmed Taajir oo ka mid ah xildhibaanada Barlamaanka oo maanta oo Talaada ah saxaafadda la hadlay ayaa sheegay inuu magaalada Muqdisho ku dareemayo culays amni sida uu yiri. ”Qalqal...

Post

Dowladda ma waddooyinka Muqdisho ayay ciidamo ka qoronaysaa ?

Muqdisho (Raxanreeb ) Dowladda Federaalka Soomaaliya gawaari ciidan oo ay leedahay ayaa waddooyinka magaalada Muqdisho ka wada Olole dhallinyarada ay uga qorayaan ciidanimo. Gawaaridan oo ah kuwa ciidan ayaa la arkayay iyaga oo ku wargalinaya dhallinyarada ka qayb galka dagaalka ka dhanka ah kooxda Al- Shabaab. Siyaabo kala duwan ayay uga hadlayaan dadka magaalada Muqdisho...