Laascanood ( Raxanreeb ) Magaalada Laascanood ee gobolka Sool maanta oo sabti , waxaa ka furmay shirka aaya – ka tashiga dadka dega gobollada Sool Sanaag & Cayn. Shirkan oo qaban – qaabadiisa ay socotay maalmo badan waxaa ka qayb galaya waxgaradka , isimada iyo aqoonyahanada deegaanada gobolladaas kuwaas oo shirka ka soo saari doono...
Month: January 2023
Muxuu yahay kursiga doorashadiisa ay ka dhacayso Dhuusmareeb ?
Muqdisho ( Raxaneeeb ) Guddiga KMG ee doorashooyinka kuraasta ka banaan Baarlamaanka 11aad ee JFS ayaa shaaciyay Jadwalka qashada kursiga tirsigiisu yahay HOP47 oo deegaan doorashadiisu tahay Dhuusamareeb. Xafiiska Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya ayaa maalmo ka hor magacaabay Guddigan doorasho ee KMG ah . Waxaa loogu gol lahaa Guddigan dhamaystirka shaqadii Guddiga Doorashooyinka ee waqtigooda ku ekaa...
Somaliland oo qaaday talaabo ku daysho leh ” masuqmaasuq shaqaalle loo eryay “
Hargaysa ( Raxanreeb ) Dowladda Hoose ee magaalada Hargaysa ayaa shaacisay in shaqaalle ka mid ahaa maamulka shaqadooda ay ku waayeen qaadasho laaluush. Talaabadan ayaa timid ka dib markii qaar ka mid ah shaqaallaha Dowladda Hargaysa baaritaan ka dib lagu – helay in ay masuq maasuq sameeyeen isla markaana laaluush ay ka qaateen muwaadinii shaqo...
XOGTA: Shir go’ aanno laga saari doono oo ka furmaya Laascanood.
Laascanood ( Raxanreeb ) Shirka qaar ka mida beelaha dega ssc oo maanta shirkoodi ka dhicidoono magaalada lascaanood ee gobolka Sool. Go’aano ayaa lagaga dhawaaqi doonaa sida ay sheegayaan xogaha saaka oo Sabti ah laga helayo magaalada Laascanood. Qaban – qaabada shirka ayaa ka jira maanta magaalada Laascanood ,halkaas oo amaanka ay sugayaan dadka deegaanka....
Garaacyada Saacadii “Big Ben” iyo halkan waa London” dib hawada loogama maqli doono”.
London (Raxanreeb ) Markii ugu horreysay tan iyo markii la furay 1938-kii.. “BBC” waxay joojisay baahinteedi hawada ka dib 85 sano oo ay ku bixinaysay adeegyadeeda luqadda Carabiga. Garaacyada Saacadii “Big Ben” iyo erayada “Halkan waa London” dib hawada loogama maqli doono”. Go’aanka xiritaanku wuxuu la socdaa kororka tignoolajiyada_dijitaalka ah iyo baahitaanka taleefannada gacanta, iyo...
Colaadda ninka yaqaan ayaa nabaddana yaqaan
Muqdisho ( Raxanreen ) Qofka nabadda iyo macaankeeda yaqaan ayaa sidoo kale, colaadda iyo qodhaadhkeeda garan kara! 20 sano kaddib, duullaankii Maraykanku xaqdarada ugu duulay dalka Afqaanistaan waa kuwii dhawaan iyaga oo kabna lulaya midna laalaadinaya ka huleelay, iyaga oo reer Afgaanistaan ka codsaday in aanay dhabarjabin ku samayn 24-ka saac ee dalkooda ay uga...
MD Xasan Sheekh “Askarta inta dhiman ee Ereteriya dalka ayay ku soo laaban doonaan “
Muqdisho ( Raxanreeb ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan xog-warran ah la qaatay guddiga waalidiinta ciidanka Soomaaliyeed ee tababbarka ku qaatay Dalka Ereteriya. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in ciidanka inta maqan ay dalka dib ugu soo laabanayaan, isla marka ay soo dhameystaan tababarooda si ay u gutaan waajibka qaran ee sida...
XAQIIJIN : Ma hargaysa laga furay goob lagu Ooyo ? Run ama Been !
Hargaysa ( Raxanreeb ) Baraha bulshada Soomaalida saacadihii la soo dhaafay waxaa aad loogu hadal hayay in laga furay xarun lagu ooyo. RBC oo baaris ku sameeyay arintan aadka loo – hadal hayo ayaa ogaatay in warkaas uu yahay mid aan jirin oo uu qayb ka yahay wararka been – abuurka ee faafintiisu ay aad...
KHILAAF : Diwaangalinta doorashooyinka Puntland oo laga diiday Gobolka Nugaal .
Garoowe ( Raxanreeb ) Wararka RBC maanta oo Jimca ah uu ka helayo magaalada Garowe ee gobolka Nugaal ayaa sheegaya in halkaas laga diidan yahay diwaan galinta doorashooyinka ka socda Puntland. Kulan looga hadlayay diwaan- galinta doorashooyinka oo ay isugu yimaadeen Odayaasha deegaanka iyo waxgaradka gobolka Nugaal ayaa la xaqiijinayaa in fashil uu ku dhamaaday....
Ajaaniib ka barbar dagaalamay Al- Shabaab oo lagu qabtay Mudug
Dhuusmareeb ( Raxanreebv) Ciidanka xoogda dalka gaar ahaan kuwa Danab iyo ciidamada gaarka ah ee PSF ayaa gudaha deegaanka Ceelhuur ee gobolka mudug ku qabtay horjoogayaalka tirsan dagaalamayaasha al Shabaab . Horjoogayasha ay gacanta ku dhigeen ciidamada Xooga dalka iyo PSF oo labo ka mid ah ay cadaan ahaayeen ayaa la sheegay iney doonayeen iney...




