Month: January 2023

Dowladda Federaalka maxay ku maagtay beesha caalamka ?
Post

Dowladda Federaalka maxay ku maagtay beesha caalamka ?

Muqdisho ( Raxanreeb ) Madaxweynaha Dowladda  Federaalka Soomaaliya  Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarunta Vill Somalia  casho sharaf ugu sameeyay  Culumadii ka qayb gashay Shirweynaha Culumada soomaaliyeed. Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuudayaa uga mahad celiyay culumada sida midnimada leh ee ay Ummadda soomaaliyeed ugu soo bandhigeen baadinimada kooxda Al- Shabaab, ficilada gurracan iyo afkaaraha qaldan ee ay...

Post

Taliye Cismaan “Miriq miriqda ciyaalka ma aqbalaayo ” Amar cajiib ah .

Guraceel  ( Raxanreeb ) Taliska ciidanka Booliska degmada Guraceel ayaa amar cusub dul- dhigay caruurta fadhiisata derbiyada degmadaas. Taliyaha Booliska Guraceel ayaa sheegay in la xiro doono laba caruur ama ka badan oo micno darro u fadhiista waddooyinka degmada Guraceel ee gobolka Galgaduud. ” aadbay inoo dhibaysaa mana arki karo laba caruur oo aan wax...

Dabaylo ka dhacaya magaalada Muqdisho & saameynta ka dhalatay..!!!
Post

Dabaylo ka dhacaya magaalada Muqdisho & saameynta ka dhalatay..!!!

Muqdisho ( Raxanreeb ) Dabayl badan ayaa ka dhacaysa Xamar, jiingaduhu waxay u ruxmayaan sidii caleenti waana jiingado mirir ah oo haddi kugu dhacaan, dhaawac halis ku gaari karo. Marka aad ku lugaynayso wadddooyinka qaar waxa aad u adag in wanaagsan ugu lugayso sabab la xiriirta dabaylaha xooggan ee maalmahan ka dhacaya magaalada Muqdisho. Mararka...

Lloyd Austin ” Waan dilnay hoggaamiyihii Daacish ee Soomaaliya “
Post

Lloyd Austin ” Waan dilnay hoggaamiyihii Daacish ee Soomaaliya “

Washington ( Raxanreeb ) Dawladda Maraykanka ayaa faahfaahin ka bixisay weerar qorshaysan lagu dilay hoggaamiye sare iyo xubno kale oo ka tirsan ururka Daacish ee Soomaaliya. War ka soo baxay Mareykanka ayaa lagu sheegay in  ka dib hawlgal ay ka fuliyeen buuraha Cal-Miskaan ee ku yaalla maamul goboleedka Puntland ee Soomaaliya lagu qaarajiyay hoggaamiyahaas. Waxaa...

Post

NUXURKA : Warmurtiyeed laga soo saaray shirka Culumada Soomaaliyeed

Muqdisho ( Raxanreeb ) Culimada Soomaaliyeed ayaa bayaan ka soo saaray Shirweyne uga socda Muqdisho 23-26-Jannaayo 2023. Culimada ayaa bogaadiyey howgallada xoreynta dalka iyo dagaalka ka dhanka Khawaarijta Alshabaab. Shirweynaha ayaa sidoo kale isku raacay in Al-Shabaab, Daacish, Shiicada iyo kooxaha la midka ah ay yihiin kooxo habawsan oo ah cadowga diinta Islaamka iyo Ummadda...

Post

Dib U Milicso: 32 Sano Guurada Ceyrintii Keligii Siyaad Barre

Muqdisho (Raxanreeb ) Maanta waa 26-ka January 2023, waxaa 32 sano laga joogaa markii ay burburtey dowladnimadii Soomaaliya, oo caasimadda laga saaray keligii taliye Siyaad Barre. Hadaba Maxaa Keeney In Dowladdas Militariga Aheyd Burburto? Waxaa jira sababo badan oo keeney burburkii dowladii Jaalle Siyaad, waxaan ka soo qaadan karnaa, keligii taliyennimada, siyaasadda iyo axsaabta uu...

Post

Shabaab oo laga cabsi qabo in weeraro ay ka fuliyaan Bariga Afrika.

Washington (Raxanreeb ) Xukuumadda Washington ayaa uga digtay Tanzania in ay dalkeeda ka dhacaan weeraro argagixisanima ah oo ay fuliyaan kooxda Al-Shabaab. Safaaradda Maraykanka ee magaalada Dar es Salaam ayaa muujisay digniinta suurtagalnimada in ay dhacaan weeraro argagixiso. Warka ka soo baxay safaaradda laguma xusin magaca kooxaha laga cabsida qabo in ay weerarada ka fuliyaan...