Ciidamada Ruushka ayaa ku soo siqaya dhanka magaalada Bakhmut ee Ukraine oo ay haatan dhul ku dhaw gacanta ku dhigeen.
Month: February 2023
DHACDO Naadir ah : Maxkamadda Jowhar oo dawcad ka socotay oo toogasho ka dhacday
Jowhar ( Raxanreeb ) Laba qof oo la horkeenay Maxkamadda Degmada Jowhar ayaa isla maxkamadda dhexdeeda lagu dilay. Labada qof ayaa ku eedeysnaa dilka wiil afar jir ah. Waxaa la sheegay Aabbaha wiilka la dilay oo askari ah inuu ku dhax toogtay labada qof gudaha maxkamadda magaalada Jowhar. Wiilka yar ee askariga dhalay ayaaa todobaadyo...
Xukun sharci- darro ah oo lagu riday xoghayaha SJS Abdalla Ahmed Muumin
Muqdisho ( Raxanreeb ) Maxkamada Gobolka Banaadir ayaa maanta ku dhawaaqday xukunka xoghayaha Ururka SJS Cabdalla Axemd Muumin oo ay dacwad ka taalay Maxkamada Waxayna Maxkamada ku xukunta labo bilood oo Xabsi ah Sida uu ku dhawaaqay Gudoomiyaha Maxkamadda Gobalka Banaadir Garyaqaan Saalax Cali Maxamuud Dabaan. ” Go’aankaan inuu cadaalad ku saleysan yahay ma’aaminsanin, waxaan...
Wararkii ugu danbeeyay ee magaalada laascaanood oo saakay mar kale dagaal ka qarxay
Faah faahino dheeraad ah, oo kasoo baxaya Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa waxaa weli ka socdo dagaal culus oo u dhexeeyo ciidamada maamulka Somaliland iyo kuwa dadka deegaanka, kaas oo galay maalintii 8-aad, ayadoona uu kordhay khasaaraha.
Qorshe DFS u dejisay Macwiislayda dagaalka kula jira kooxda Al- Shabaab
Roma (Raxanreeb ) Dagaalka ka dhanka ah kooxda Al- Shabaab xoogiisa ugu wayn waxaa ka qaaday kooxaha Macsiilayda kuwaas oo dagaal kula jira kooxda. Madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in howlgaladan ka socda gobolada dalka ay bilaabeen kooxaha Macwiislay oo uu xusay in wax badan ay ka qabteen howlgalka. Madaxwayne Xasan Sheekh...
”DILAL” ka dhacay magaalada Muqdisho & howgal ka socda caasimadda
Muqdisho (Raxanreeb ) Magaalada Muqdisho waxaa dilal loogu gaystay sheikh caan ka ah magaaalda Muqdisho iyo mid ka mid ah dhallinyarada magaalada Muqdisho. Sheekh Mukhtaar Sheekh Cabdi oo ka mid ah Culumada magaalada Muqdisho ayaa sheegay koox hubaysan waxa ay ku toogteen Degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho. Waxa sidoo kale isla magaalada lagu dilay ,...
Dowladda Burundi oo koox samatabixiyaal ah u dirtay Turkiga
In ka badan 28,000 oo qof ayaa ku dhintay Turkiga iyo Suuriya kadib dhulgariirkii Isniintii ku dhuftay dalalkaas. Kooxdaan Burundi u dirtay Turkiga marka ay gaaraan dalkaasi waxaa la geyn doonaa meelaha baahid ugu badan ay ka jirto marka ay timaado in la caawiyo dadka dhibaateysan.
Doon u rarnayd ganacsato Soomaaliyeed oo ku “gubatay” xeebta degmada Hobyo.
Hobyo ( Raxanreeb ) Doon u rarnayd Ganacsato Galmudug ah kuna soo jeedey Degmada Hobyo ayaa gabi-ahaanba dab qabsaday oo gubatay. Doonidaan ayaa ka soo shiraacatay magaalada Dubai ee dalka isu- taga imaaraadka carabta kuna socotay magaala Xeebeedka Hobyo. Sidoo kale doonidan ayaa u rarnayd ganacsato kale oo ka soo jeeda deegaanada kale ee dalka...
Dhimashada dhul-gariirkii Turkiga iyo Suuriya oo dhaaftay 28,000
Samatabbixiyeyaasha ayaa Axadda maanta ah burburka dhismayaasha ka soo hoos bixiyay ilmo yar oo toddobo bilood jir ah iyo gabar dhowr iyo toban jir ah, waana ku dhowaad toddobo maalmood kadib markii uu dhul-gariir xooggan ku dhuftay dalalka Turkiga iyo Suuriya kaasi oo ay ku dhinteen dad ka badan 28,000.
AFRICOM ‘’12 -ka mid ah Al- Shabaab ayaa ku dilnay duqeyn xooggaan ‘’
Hobyo (Raxanreeb ) Ciidamada Mareykanka ayaa lagu soo waramayaa in 12 Al-shabaab ah ay ku dilaeen weerar ka dhacay duleedka degmada Hobyo ee gobolka Mudug. War ka soo baxay Taliska ciidanka AFRICOM ayaa lagu sheegay in duqeynta fulinteeda ay ka danbeysay ka dib codsi uga yimid , Dowladda Federaalka Soomaaliya. ‘’Weerarka waxa uu ahaa mid...




