Muqdisho (Raxanreeb ) Ciidamo ka tirsan NISA Iyo Booliiska Muqdisho ayaa hadda hoteelka Jazeera kala baxay Weriye Cabdalle Ahmed Mumin, gaari Booliis ah ayay na ku qaateen, lamana oga halka ay u wateen. Faahfaahin dheeraad ah oo ku saabsan weerarka lagu soo qaaday Weriye Abdalle iyo xubnaha qorsheeyay arintan ayaan goordhaw kusoo gudbindoonaa halkan. Rag...
Month: February 2023
Wararkii ugu danbeeyay ee Laascaanood
Wararka ka imaanaya magaalada Laas Caanood waxay sheegayaan in saaka ay madaafiic badan ku dhaceen magaalada, kuwaasoo geystay khasaare kala duwan.
Golaha ammaanka oo dood gaar ah ka yeeshay arrimaha Soomaaliya
Newyork (Raxanreeb ) Golaha amaanka ayaa dood furan waxa ay ka yeesheen xaaladda Soomaaliya si gaar ah amaanka , howlgalada , arrimaha Bani’aadanimada iyo xaaladaha ay ku sugan yihiin haweenka Soomaaliyeed. Kulankan oo ahaa mid furan ayaa warbixin guud oo ku saabsan xaaladda Soomaaliya loogu dhagaystay ku-simaha Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada...
Doorashada kursiga HOP#086 oo la shaaciyay & musharaxiinta kurisga oo diiday
Muqdisho (Raxanreeb ) Khilaaf ayaa ka dhashay war ka soo baxay Guddiga doorashooyinka KMG oo sheegay in magaalada Muqdisho lagu qabanayo doorashadaqabashada Kursiga tirsigiisu yahay HOP#086. Guddiga ayaa sheegay in doorashada kursiga lagu qaban doono magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, halkii ay ka dhici laheyd magaalada Baladweyne oo horey loogu doortay. Sida lagu xusay Jawal ...
Beledwayne : Dilal ka sii socda Beledwayne & fashil amni oo ka jira
Beledwayne (Raxanreeb ) Koox hubeeysan ayaa Xaafada Xaawo Taako gaar ahaan laanta Nuurxawaad ee Magaalada Baladweyne waxaa ay ku dileen Macalin dugsi quraan. Marxuumka la dilay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Macalin Mowliid Cali Cilmi Fareey waxaana uu ka mid ahaa Culuma-udiinka Magaalada Baladweyne. Goobta dilka uu dhacay waxaa soo gaaray ciidamo ka tirsan maamulka...
Xukuumadda Ra’iisulwasaare Xamse oo Wasiir isaga tagay + sababta
Muqdisho (Raxanreeb ) Sida uu ku shaaciyay warqad ka soo baxday xafiiskiisa ayaa wasiiru dowlihii wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Maxamed Cali Cumar Caananuug inuu isaga tagay xukuumadda Soomaaliya. Talaabada is casilaadiisa ayuu sheegay xildhibaan Cananuug kaddib markii uu u dulqaadan sida uu yiri ku takrifal awoodeed ay wado wasiirka wasaaradda. Wuxuu si gaar ah eedeynta...
Qarax lagu weeraray askar ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya
Muqdisho (Raxanreeb ) Askar ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa weerar qaraxyo ah lagu qaaday , kuwaas oo ku sugnaa degmada Dharkanlay ee Muqdisho. Koox hubaysan ayaa la sheegay in ciidankan oo ku sugnaa xaafadda Gaaba- Guday ee dharkanlay dhawr bambooyin lagu tuuray isla markaana ay xigeen qaraxyo waxyeelo – gaystay. Inta la xaqiijiyay qaraxan...
Shiinaha oo ballan qaaday iskaashi qoto dheer uu la yeelanayo Ruushka
Shiinaha ayaa ballan qaaday iskaashi qoto dheer oo uu la yeelanayo Ruushka Arbacadii iyadoo madaxweynaha Mareykanka Joe Biden uu dib u xaqiijiyay hubinta amniga xubnaha "jiidda hore" ee NATO ee bariga, taasoo muujineysa xiisadaha caalamiga ah iyadoo sannad-guuradii ka soo wareegtay duulaankii Ruushka ee Ukraine.
DF oo sheegtay 10 qof oo shacab ah inay ku dhinteen weerarkii Al-Shabaab ku qaadeen guri ku yaalla Mirinaayo
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in maleeshiyo ka tirsan Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen guri ku yaalla magaalada Muqdisho, halkaasoo ay ku dileen toban qof oo rayid ah.
Xiriirka kubadda cagta oo doorasho ‘’is barbaryaaca’’ ah ku qabtay Muqdisho
Muqdisho (Raxanreeb ) Dood badan aaya ka dhalatay maanta doorashooyin is bar bar yaaca ah oo ka dhacday magaalada Muqdisho kuwaas oo lagu kala doortay cida noqonaysa Guddoomiyaha xiriirka kubada Cagta Soomaaliyeed. Hotelo ku yaala magaalada Muqdisho ayaa waxaa mid kasta xaadiray xubno la sheegay in ay ka qayb galeen doorashooyinka is bar bar yaacaya...




