Muqdisho (Raxanreeb ) Shirar hordhac ah oo saacadihii la soo dhaafay ka socday Muqdisho ayaa sababay in labo beelood oo ka tirsan qabaa’ilka #Hawiye ay ku dhaawaaqaan qabashada kulamo kala gooni ah oo ay aayahooda uga arrinsanayaan, sida ay sheegeen siyaasiyiin u hadashay labada beelood. Xildhibaan Maxamed Abuukar Jacfar oo u hadlay mid ka mid...
Month: February 2023
Dibad baxayaal reer Moldova ah oo cod sadey inuu soo fara geliyo Ruushka
Baarlamaanka dalka Moldova, ayaa waxaa si tartiib tartiib ah u dhaafay - oo ay bas ku soo galeen kun qof oo ka kala yimid dalka oo dhan, mid walbana wuxuu wataa sheeko gaar ah oo ku saabsan faqri iyo niyad jab.
Laascanood dagaal ayay ku waabariistay dhimasho & dhaawac ayaa jira
Laascanood (Raxanreeb ) Magaalada Laascanood waxaa markale ka dhacaya iska hor imaad u dhaxeeya ciidanka Somaliland iyo kooxaha Kacdoonka. Dagaalka haatan socda ayaa waxaa lagu soo warramayaa inuu xoogan yahay kuwii horay uga dhacay gudaha magaaladaasi. Ciidamada Somaliland ayaa waxaa la sheegay inay madaafiic ku garaacayaan Magaalada Laas-Caanood, kuwaas oo ku dhacay Guryo iyo Goobo...
GAROOWE : Askar ku geeriyooday dagaal dhaxmaray ciidanka Puntland
Garoowe (Raxanreeb ) Magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland waxa ka dhacay iska hor imaad sababay dhimasho iyo dhaawac kaas oo dhaxmaray ciidamo ka wada- tirsan maamulka Puntland. Dagaalka ayaa la sheegay in ay dhexmartay ciidamo ka tirsan Saldhiga Booliska Puntland ee magaalada Garowe. Wararka ayaa sheega in dagaalkaas ay ku dhaawacmeen3 Ruux oo shacab...
Wariye mucaarad ku ah dowladda Koonfurta Sudan oo lagu la yahay Kenya
Qoyska wariye caan ah oo u dhashay dalka Koonfurta Sudan, ayaa sheegay inay ka cabsi qabaan in lagu afduubtay xubinta qoyskooda dalka Kenya, oo si qasab ah looggu soo celiyo koonfurta Sudan.
Mudisho waxaa ka sii socda dilalka , Nabadoon caawa lagu degmada Waaberi
Muqdisho ( Raxanreeb ) 9Nabaddoon Ibrahim Guure Xalane oo saacado ka hor lagu dilay Degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho sida ay xaqiijiyeen dad goobjoogayaal ah. Dilkan ayaa qeyb ka noqonaya dilal isxigxiga oo maalmahan ka dhacay degmooyin ka mid ah magaalada Muqdisho. Waxaa jira dayac xaga amniga ah oo ka jira magaalada Muqdisho , taas...
Waddo weyn oo isku xirta Afgaanistan iyo Pakistan oo la xidhay
Waxa la xidhay Maanta oo Isniin ah Waddada ugu weyn ee isku xidha Afgaanistaan iyo Pakistan, sida ay sheegeen saraakiil ka tirsan labada dhinac, waxana dadka degaankaas ku dhaqan ay sheegeen in dhawaqa rasaasta laga maqlayey meel u dhaw halka uu sida caadiga ah mashquulka badan yahay.
DHEGO-FUREYSI : Xabad joojin ka dhalan gali la’ laascanood
Laascanood (Raxanreeb) 15 – maalin ayuu galay dagaalka ka socda magaaalda Laascanood , waxaa wali dhaqan gal noqon xabad joojin la doonayay in xiisada lagu dejiyo . Labada dhinac ee dagaalka uu u dhaxeeyo ee Somaliland iyo kooxaha deegaanka ayaa midba mid kale ku eedaynayo in isaga dhankiisa ay ka dhaqan gali la’adahay xabad joojinta....
Waayihii nolosha Madaxwaynihii hore USA oo soo afjarmaysa
Washington (Raxanreeb ) Madaxwaynihii hore ee Mareykanka Jimmy Carter oo muddo dheer sariir yaala ahaa ayaa hada waxaa soo – baxaya in ay aad u liidato noloshiisa. Saraakiisha caafimaadka ee gacanta ku haya Madaxwayne Carter ayaa sheegay in walwal ay ku haysto xaaladda ka sii daraysa ee Madaxwaynaha . Jimmy oo hadda ah 98 sanno...
Amniga caasimadda & furitaanka Tartanka Degmooyinka Muqdisho
Muqdisho (Raxanreeb ) Magaalada Muqdisho maanta oo Isniin ah waxaa lagu wadaa inuu ka furmo koobka Degmooyinka gobolka Banaadir. Waxaa ka qayb – galaya Tartankan Cayaaraha oo sanadkiiba mar lagu qabto magaalada Muqdisho 18 degmo iyo seddax deegaanka oo ka mid ah caasimadda dalka. Degmada Balcad ee Shabeellaha Dhexe ayaa sidoo kale lagu casuumay ka...

