Hay’adda Qaramada Midoobay ee qaabilsan kormeerka hubka nukliyeerka ayaa ogaatay in ku dhowaad 2.5 ton oo Uranium dabiici ah in laga waayey goobihii dalka Liibiya ee lagu ogaa, kuwaas oo aan gacanta ugu jirin dawladda dalkaas ka arrimisa, sida ay masuuliyiinta hay’addani u sheegeen wadamada xubnaha ka ah hay’addan Arbacadi.
Month: March 2023
Madaxda DFS & maamul- goboleedyada oo gaaray Baydhabo , yaa ka qayb galaya shirka
Baydhabo (Raxanreeb ) Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Baydhabo, halkaas oo uu ka furamayo Shirka Wadatashiga Heer Federaal iyo Heer iyo Dowlad Goboleed. Madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa garoonka diyaaradaha Shaati-guduud ee magaalada Baydhabo si diirran ugu soo dhaweeyey Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur-galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed, masuuliyiin...
Askar lagu la’yahay howlgalka badbaadinta duufaanta Malawi
Labo askari oo Malawi u dhashay ayaa la waayay ka dib markii doonidii ay la socdeen ay talaadadii ka dagtay aagga koonfurta Mulanje. Wargeyska New York Times oo soo xiganaya afhayeen u hadlay ciidamada ayaa sheegay in howlgalka uu caqabad ku noqday webiga oo fatahay.
Diyaarado dagaal oo ay leeyihiin Ruushka iyo Mareykanka oo foodda is daray
Milateriga Maraykanka ayaa sheegay in diyaarad dagaal oo Ruushku leeyahay ay Talaadadii Badda Madow ku buburisay mid ka mid ah diyaaradahooda wax basaasa ee nooca drones-ka,, waana markii ugu horreysay oo ay si toos ah u iskaga horyimaadaan labada quwadood tan iyo duullaanka Ruushkaha ee Ukraine sannad kahor.
Maxkamadda ciidanka Qalabka sida oo seddax qof “dil ku fulisay”
Muqdisho(Raxanreeb)Subaxnimadaan, waxaa laga Oofiyay xadkii Qasaasta ahaa Biyamaalow, Jeego & Dhaqtar Fanax, waxa ay sedaxdaba u wada fuliyeen Argagixisada Qaraxyo iyo Dilal. Ilaa seddax qof ayaa Maxkamadu ku fulisay dil toogasha , kuwaas oo lagu toogtay iskuul – Buliziyo ee magaalada Muqdisho. Shaqsiyaadka la toogtay saaka ayaa kala ahaa : 1-Maxamed Cabdulle Abkow Cumar (Biyamaalow)....
Biixi & Deni miyay isku arkayaan Adis Ababa ?
Adis Ababa ( Raxanreeb ) Dowladda Itoobiya ayaa wada- dadaalo ay ku doonayso in ay ku dhax dhaxaadiso dhinacyada isku haya magaalada Laascanood ee gobolka Sool. Wali ma mira dhalin qorshaha Itoobiya ee xaaladda magaalada laascanood , inkastoo dhinacyo badan ay kala kulmeen sidii xiisadda loo dejin lahaa. Hadda magaalada Adis Ababa ee dalka Itoobiya...
Isku shaan-dhaynta Golaha Wasiirada waa Goormee ?
Muqdisho ( Raxanreeb ) Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa la hadal hayaa in dhawaan ay wajahi doonto , isku shaan- dhaqayn RW uu ku samayn doono Golaha Wasiirada. Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Ra’iisulwasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamse Cabdi Barre uu ka fakarayo isbedel uu ku sameeyo Golaha Wasiirada Soomaaliya. Isbedelkan oo maalmahan aad u soo...
XOG | Itoobiya oo ciidamo kaga go’doonsan Baay & Bakool kala baxaysa
Doolow ( Raxanreeb ) Ciidamo aad u fara badan ayaa Dhawaan ka soo gudbay xuduuda Soomaaliya iyo Itoobiya , gaar ahaan Degmada Doolow . Ciidankan ayaa xogta la helayo waxa ay sheegayaan in ay gaarayaan ku dhawaad kun askari kuwaas oo la sheegay in howlgalka ATMIS aysan qayb ka ahayn. Xog ay heshay Raxanreeb ayaa...
Sabab la yaab leh oo u baaqday shirka Wadatashiga Qaran ee Baydhabo
Baydhabo (Raxanreeb ) Maanta oo Talaada ah waxaa lagu waday in magaalada Baydhabo ee gobolka Baay uu ka qabsooo shirka wada-tashiga Qaran . Shirkan ayaa la sheegay inuu u baaqday safar Madaxwaynaha Soomaaliya uu ku tagay Asmara iyo madaxda maamul goboleedyada oo safar galaya . Shirkan markii hore waxa diiday inuu ka qayb galo Madaxwaynaha...
Madaxwaynaha Somaliland oo ka hadlay xalka Laascanood
Hargaysa (Raxanreeb ) Markale ayuu Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi waxa uu ka hadlay xaaladda xilligan ka taagan magaalada Laascanood ee gobolka Sool. Muuse Biixi Cabdi Madaxwaynaha Somaliland ayaa sheegay in xukuumadiisa ay diyaar u tahay in xasilooni ay ka dhalato magaalada Laascanood , halkaas oo ay ka dhaceen dagaal dad badan ay ku dhinteen....








