Muqdisho ( Raxanreeb ) Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo arimaha Diinta Muqtaar Roobow ayaa waxa uu guddiga tartanka adeegga Xajka u magacaabay walaalkiisa, Xertiisa iyo rag saaxiibo dhow yihiin. Guddigan markii la magacaabay , durbadiiba waxaa ka falceliyay qaar ka mid ah wakiilada diyaaradaha kuwaas oo ku tilmaamay mid aan cadaalad ku dhisnayn waxaana ka taagan...
Month: March 2023
Sheekada isku xiran ee Weerarka Hotel Jazeera & Cabdalla Muumin
Muqdisho (Raxanreeb ) Xog ay heshay RBC ayaa sheegaysa in Taliyaha ciidanka Booliska gobolka Banaadir galabta uu warqad ka soo qaaday Maxkamada gobolka si uu u gudaha ugu gali karo Hotelka. Arintan waxa ay ka danbeysay ka dib markii maalmo ka hor ciidanka Booliska iyo Ilaalida Hotelka ay isugu dhaceen in Hotelka laga soo qabto...
‘’ Cidda Jazeera iska leh waxay dagganyihiin Madaxtooyada hoosteeda ‘’
Muqdisho (Raxanreeb ) Ciidan ka tirsan , booliska Soomaaliya ayaa maanta la sheegay weerar ay ku qaadeen Hotelka Jazeera ee magaalada Muqdisho oo ka mid ah Hotelada ugu caansan ee ku yaala caasimadda. Weerarkan oo lagu tilmaamay inuu yahay mid aan ku fadhin sal – sharci waxaa dadka ka falceliyay ka mid ah Guddoomiye ku...
Shiinaha oo kordhinaya miisaaniyadda millitarigiisa
Shiinaha ayaa sheegay inuu miisaaniyadda ciidamadiisa ee sanadkan uu kordhinayo 7%kiba, xilli ay sii kordhayaan hanjabaadaha loo soo jeedinayo.
Weerar jihooyin badan oo lagu qaaday ciidanka Dowladda oo Afgooye
Afgooye (Raxanreeb ) Iska hor imaad u dhaxeeya ciidanka Dowladda Soomaaliya iyo kooxda Al- Shabaab ayaa ka dhacay deegaano ka mid ah Shabeelaha Hoose. Dagaalka ayaa lagu soo waramayaa in uu si gaar ah uga dhacay Saldhigyada Ciidamada dowladda ku leeyihiin Mukayga iyo Haanta-dheer ee degmada Afgooye iyo degaanka Shareey ee Gobolkaasi Shabeellaha Hoose Saraakiil...
Heshiiskii Baydhabo inuu dhaqan- galo & sharuuda ku xiran – AKHRISO-
Baydhabo (Raxanreeb ) Kol hore magaalada Baydhabo ee gobolka Baay waxaa ka dhacay heshiis siyaasadeed ujeedkiisu ahaa dhamaynta khalalase siyaasadeed oo ka dhashay waqtiga la qabanayo doorashada maamulka Koonfur Galbeed. Heshiis siyaasadeedkaas qodobo ku jiray waxaa ka mid ah in maamulka hadda jira ee Lafta Gareen uusan culays saarin oo siyaasiinta deegaanadaas u ogolaado in...
Mustafa Dhuxulow ‘’ Shaarka Dowladnimo ma aha in la isku handado ‘’
Muqdisho (Raxanreeb ) Xidhibaan Mustafa Dhuxulow oo ka mid ah mudanayaasha Golaha shacabka ee Barlamaanka ayaa sheegay in wax laga xumaado ay tahay in la isku handado xilliga shaarka Dowladnimada. Qoraal uu soo dhigay Bartiisa Facebook ayuu ku sheegay Mustafa Dhuxulow in ciidanka booliska gobolka Banaadir si sharciga baal-marsan ay weerar ugu qaadeen Hotelka Jazeera...
Deni ” Puntland qayb kama ah dagaalka Laascanood markastana waa diyaar “
Garoowe ( Raxanreeb ) Madaxwaynaha maamulka Puntland ayaa sheegay in ciidanka maamulkaas aysan qayb ka ah dagaalka ka socda magaalada Laascanood ee gobolka Sool. Madaxwayne Saciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay in dadka ku nool gobolada , Sool , Sanaag iyo cayn ay ku filan yihiin sida uu yiri in ay difaacdaan deegaankooda hase ahaatee iyaga...
Laascaanood : Jugta Madaafiicda Culus (Taangi)ayaa lamaqlayaa Dhinaca Dhulka Dhoodiga .
Laascanood ( Raxanreeb ) Aroortii hore ee saaka waxaa lagu soo waramayaa in hoobiyaal ciidanka Somaliland ay ku soo garaaceen hareeraha magaaladaas sida ay ku warameen goobjoogayaasha. Jugta Madaafiicda Culus (Taangi)ayaa la maqlayaa Dhinaca Dhulka Dhoodiga ayay sheegeen dadka deegaanka oo la – hadlay warbaahinta waxaana la maqlayaa gariirka hoobiyaasha. Hubka culus qaarkood ayaa ku...
Xisbiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo lagu kala tagay 19 xubnood oo is-casilay
Muqdisho ( Raxanreeb ) 19 Xubnood oo xilal sare ka hayay Xisbiga Wadajir ayaa iska iska casilay xubo nimada Xisbiga. Sababaha is casilada xubnahan ayay ku sheegeen daruufo jirta oo aysan si cad faahfaanin. Dadkan iscasilay ayaa qaarkood xilal ka haya xukuumadda iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya ee madaxweyne Xasan Sheekh. Warar horudhac ah oo soo...







