Weerar la tuhunsan yahay inay fulisay diyaarad drone ah oo ay sameysay Iran ayaa qandaraasle Mareykan ah ku dilay, shan askari oo Mareykan ahna ku dhaawacay waqooyi bari Syria, waxaa sidaas sheegay Pentagon-ka.
Month: March 2023
QM oo sheegtay in la helay macdantii Uranium-ta ee laga waayey Liibiya
Hay'adda Qaramada Midoobay ee qaabilsan kormeerka hubka nukliyeerka, ayaa Jimcihii u sheegtay dalalka xubnaha ka ah, inay heshay inta badan, macdantii Uranium-ta dabiiciga ahayd ee dhowaan laga waayey dalka Liibiya, sida ay baahisay wakaaladda wararka ee Reutes.
Safaradii cirka ee Soomaaliya oo hakad ku jira garoomada gobolada “ma shaqeeyaan”
Muqdisho ( Raxanreeb ) Wararka RBC uu ka helayo garoomada diyaaradaha magaalooyinka qaar ayaa sheegaya in aan shaqayn oo laga degi karin. Dad badan oo doonayay in ay u safraan gobolada qaar ayaa la xaqiijinayaa in ay u suurtagali wayday in ay tagaan magaalooyinka ay doonayaan ee gobolada qaar ee dalka sida ay inoo sheegeen...
Dowladda & Al – Shabaab oo isku dilay magaalada Muqdisho
Muqdisho ( Raxanreeb ) Ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dagaal kula galay gudaha magaalada Muqdisho kooxda Al- Shabaab. Dagaalkan oo khasaare dhaliyay ayaa ciidanka Dowladda iyo Al- Shabaab ku dhaxmaray degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho. Sida ay sheegeen dad goobjoogayaal ah dagaalkan ayaa ka dhacay Beerta Cali Mahdi ee ku taala degmada Dayniile , halkaas...
Farmaajo muxuu ka diiday imaaraadka muxuse , Xasan Sheekh u ogolaaday ?
Muqdisho ( Raxanreeb ) Hoggaan kasta oo dalka la wareeega waxa uu leeyahay isbahaysiyo dalal shisheeye oo keliya uu eego danaha ah doorashadiisa oo kaalin ay ku lahaayeen ama si kale ula saxiib. Madaxwaynayaashii isaga kala danbeeyay xukunka ayaa siyaabo kala duwan ugu dhawaa dalal badan oo ay ugu horeeyaan carabta ay ku jirto oo...
BAARDHEERE : Dhibaatooyin ka dhashay roob dabayla wata oo ka da’ ay degmadaas
Baardheere ( Raxanreeb ) Warar aan ka helayno degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in halkaas , markale daadad xoog badan ay ku soo rogmadeen. Dad ku sugan degmada Baardheere ayaa sheegaya in dhibaatada ugu badan ay gaartay xaafada lagu magacaabo Buula- Kurmaan halkaas oo guryo badan ay ku baa’ been. Roob dabaylo wata...
Gobolka Tigray oo yeeshay madaxweyne cusub
Dowladda Ethiopia ayaa maanta sheegtay inay sarkaal sare oo ka tirsan kooxda TPLF u magacowday madaxa dowladda ku-meel gaarka ah ee gobolka Tigray kadib heshiiskii soo afjaray laba sano oo dagaal qaraar ah.
Dowladda oo sheegtay in howlgal ka dhacay Jubaland ay ku dishay 23 Al-Shabaab ah
Howlgal ay si wadajir ah u fuliyeen ciidamada Danab ee xoogga dalka iyo kuwa Nabad-sugidda Jubaland oo ka dhacay gobolka Jubada Hoose ayaa lagu dilay 23 ka tirsan maleeshiyada Al-shabaab, sida qortay warbaahinta dowladda federaalka Soomaaliya.
Dowladda Imaaraadka oo gaadiid dagaal ku wareejisay Maamulka Jubbaland
Dowladda isku tagga Imaaraadka Carabta ayaa gaadiid badan oo nooca dagaalka ah gaar ahaan kuwa loo yaqaano Cabdi Bile iyo hub ku wareejisay dowlad goboleedka Jubbaland, waxaana gaadiidkan laga dejiyay magaalada Kismaayo.
Wiil Soomaali ah oo lagu toogtay magaalada Toronto ee dalka Canada
Weerarkan ayaa waxaa waxaa sidoo kale lagu dhaawacay laba qof oo marxuumka la socotay, walow aysan boolisku shaacin halka ay asal ahaan kasoo jeedaan.





