Laascanood (Raxanreeb ) Wararka naga soo gaaraya magaalada Laascanood ee gobolka Sool ayaa sheegaya in halkaas saaka markale laga maqlay madaafiic xooggan oo ku dhacayay xaafadaha qaar ee magaaalada. Waxa lagu soo waramayaa in hoobiyaashaas magaalada ay ku garaceen ciidanka militiriga ee Somaliland kuwaas oo ku sugan duleedka magaalada oo ay isku hor fadhiyaan iyaga...