Month: January 2024

Post

Said Abdullahi Deni re-elected as President of Puntland State, Continuing

In a momentous turn of Election Event Mr. Said Abdullahi Deni, a leader of the KAAH Party has been re-elected as the President of Puntland State securing a renewed mandate to lead the State for 2024-2029 The re-election of Mr. Deni reflects the trust and confidence placed in their leadership, as citizens rally behind their...

Waa kuma Deni, madaxweynaha marka labaad loo doortay Puntland ?.
Post

Waa kuma Deni, madaxweynaha marka labaad loo doortay Puntland ?.

Garoowe (Raxanreeb ) Siciid Cabdullaahi Deni waxa uu magaciisu si wayn u soo shaac baxay markii uu isu soo sharraxay doorashada xilka madaxweynaha Madaxweynaha Soomaalia, sanadkii 2016-kii, inkastoo uu horay usoo qabtay xilal kale. Dhowr sano kaddib waxa uu doorasho loollan adag lahayd ugu tartamay xilka Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, taasoo uu ku guulaystay sanadkii...

DEG-DEG : Madaxwayne  DENI oo markale hoggaamin doono Puntland.
Post

DEG-DEG : Madaxwayne  DENI oo markale hoggaamin doono Puntland.

Garoowe (Raxanreeb ) Magaalada Garoowe ee Puntland waxa ku soo dhamaaday doorashada madaxtinimada maamulkaas oo saaka hore  bilaabatay . Doorashadan waxa ay martay seddax wareeg oo lagu soo kala adkaaday  isla markaana ay hareen musharaxiin dhawr ah. Doorashada wareega  ugu danbeeyay waxa ku tartamay Saciid Cabdulaahi Deni iyo Guuleed Saalax kuwaas oo kala helay 45...

TOOS: Saciid DENI & Guled Salaax oo isugu soo haray doorashada.
Post

TOOS: Saciid DENI & Guled Salaax oo isugu soo haray doorashada.

Garoowe (Raxanreeb ) Doorashada maamulka Puntland ayaa si habsmi leh uga socota magaalada Garoowe ee  Puntland halkaas oo  maanta la filayo inuu ka dhaco isbedel. Waxaa la soo gaba gabeeyay wareega labaad  oo markii hore isugu soo haray seddax musharax oo kala ahaa Deni , Haruse iyo Guled . Wareegan  waxa isugu soo haray laba...

PUNTLAND : Seddax musharrax oo u gudbay wareega labaad ee doorashada.
Post

PUNTLAND : Seddax musharrax oo u gudbay wareega labaad ee doorashada.

Garoowe (Raxanreeb )  Waxaa soo gaba gaboobay wareega kowaad ee Doorashada Madaxtinimada maamulka  Puntland  oo soo bilaabatay saaka . Xilka madaxweynaha waxaa ku loolami doono illaa 11 musharrax oo uu ku jiro madaxweyne Saciid Deni oo loolan adag kala kulmaya xubnaha mucaaradka.35 Cod DENI. Wareega labaad waxaa u  soo gudbay seddax musharax oo kala ah...

ISBEDEL : Puntland maanta ayay soo afjaraysaa murankii doorashada.
Post

ISBEDEL : Puntland maanta ayay soo afjaraysaa murankii doorashada.

Garoowe (Raxanreeb ) Magaalada Garoowe ee Puntland maanta oo Isniin ah waxaa si toos ah uga bilowday doorashada Madaxtunimada iyo ku xigeenka ka dib muran dheer oo  in mudda ka taagnaa. Amaanka magaalada Garoowe ee Puntland ayaa maanta si aad ah loo adkeeyay waxaana waddooyin badan oo maamulkaas ah la dhigay ciidamo fara badan oo...

ASKAR Dowladda oo ku dagaalamay nawaaxiga Wasaradda Gaashaandhigga.
Post

ASKAR Dowladda oo ku dagaalamay nawaaxiga Wasaradda Gaashaandhigga.

Muqdisho (Raxanreeb )  Ciidan ka wada- tirsan Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa iska hor imaadyo  hubaysan waxay ku dhaxmareen waddooyin ka mid ah magaalada Muqdisho. Iska hor imaadkan waxa uu ka dhacay meel  kaabiga ku haysa Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya halkaas oo ay ku dagaalameen ciidan boolis ah  iyo kuwa militiri. Inta uu socday dagaalkan...