Month: March 2024

Soomaaliya oo ka hadashay kaalmadii uu ka jartay Imaaraadka
Post

Soomaaliya oo ka hadashay kaalmadii uu ka jartay Imaaraadka

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa “dacaayad” ku tilmaantay warar sheegayay in uu hakad ku yimid mushaharka qaar ka mid ah ciidamada dawladda, sababo la xariira in mid ka mid ah dalalka shisheeye ee ciidamada Soomaaliya ka caawin jiray mushaarka uu joojiyay lacagihii kaalmada ahaa ee uu bixin jiray dalkaasi.

Imaaraadka  miyaa ciidanka DFS ka jartay mushaaraadka ?.
Post

Imaaraadka  miyaa ciidanka DFS ka jartay mushaaraadka ?.

Muqdisho (Raxanreeb )- Imaaradka carabta magaalada Muqdisho ayaa bilo ka hor waxaa loou dilay , saraakiil muhiim oo tababar ciidan siinayay askarta Dowladda Sooaaliya. Inkastoo wali wax natiija ah laga gaarin baaritaan ay Dowladdu sheegtay in ay ku hayso kiiskaas hadana waxaa soo baxayay in dilkaas uu  saamayn ku yeeshay Dowladda Soomaaliya. Dowladda uu hoggaaminayo...

Warar dheeraad ah oo ka soo baxay dagaal Beledwayne ka dhacay.
Post

Warar dheeraad ah oo ka soo baxay dagaal Beledwayne ka dhacay.

Beledwayne (Raxanreeb ) –Wararka ka imaanaya magaalada Beledwayne ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaas uu ka dhacay iska  hor imaad saacado badan qaatay kaas oo gaystay khasaare isugu jira dhimasho  iyo dhaawac. Sida wararka la helayo ay sheegayaan dagaalkan ayaa ah mid u dhaxeeyay ciidan kala taabacsan Guddoomiye Sufurow iyo kuwa kale oo ka...

WAREYE lagu dilay Degmada Caabudwaaq ee gobolka galgaduud
Post

WAREYE lagu dilay Degmada Caabudwaaq ee gobolka galgaduud

Caabudwaaq  (Raxanreeb )-  Koox hubaysan ayaa degmada Caabudwaaq ee gobolka galgaduud waxa ay ku toogteen Cabdikariin Cali Bulxan oo ahaa suxufi samafale ah. Weriyaha ayaa dhaawac ahaan waxa uu ugu geeriyooday  isbitaaalka degmadaas oo la dhigay isaga oo qaba dhaawac culus oo dhanka madax ah. Kooxda falka gaystay ka dib ayaa lagu soo waramayaa in...

Farmaajo oo diray fariintii ugu adkayd oo ku wajahan MW Xasan Sheekh.
Post

Farmaajo oo diray fariintii ugu adkayd oo ku wajahan MW Xasan Sheekh.

Muqdisho (Raxanreeb  )- Madaxwaynihii hore ee Somaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa markale ka hadlay xaaladda guud ee dalka si gaarka ah furitaanka dastuurka KMG ah oo buuq badan uu ka taagan  yahay waqtigan. Maxamed Cabdullaahi Farmaajo  ayaa sheegay in ay haboon tahay in Dastuurka KMG in lagala tashado dhamaan  Bulshada Soomaaliyeed si waliba daah furan...

Askar toogasho ku dilay Taliyahooda oo  maxkamad la soo taagay.
Post

Askar toogasho ku dilay Taliyahooda oo  maxkamad la soo taagay.

Dhuusmareeb (Raxanreeb ) – Magaalada Dhuusmareeb ee gobolka galgaduud  maanta oo Arbaca ah waxaa ka bilowday maxkamadaynta askar la sheegay in ay dileen taliyahooda. Askartan oo wajahaya eedeyn ku saabsan in ay ka so baxeen farumaha dagaal  iyo dilka taliyahooda oo ku dhintay rasaas ay fureen ayaa tira ahaa waxay gaaraan ilaa sagaal askari. Su’aalo...

Biden iyo Trump oo si rasmi ah ugu guuleystay musharaxnimada madaxweyne.
Post

Biden iyo Trump oo si rasmi ah ugu guuleystay musharaxnimada madaxweyne.

Washington (Raxanreeb ) –Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa xalay ku guuleystay magacaabista musharraxa madaxweynaha ee xisbiga Dimoqraadiga uga qeybgali doonaan doorashada madaxweynaha ee bisha November, halka madaxweynihii hore ee Donald Trump uu noqday musharaxa Jamhuuriga. Biden waxa uu la kulmay mucaarad magac u yaal ah, si uu u noqdo musharraxa Dimoqraadiga, waxaana uu xalay ka...