Month: March 2024

WAR CUSUB : Riyadh oo ku dhawaaqday bilashada bisha Ramadaan.
Post

WAR CUSUB : Riyadh oo ku dhawaaqday bilashada bisha Ramadaan.

Riyadh (Raxanreeb ) -Dowlada Sacuuduga ayaa ku dhawaqday in bari ay tahay maalinta 1aad ee ramadaan. Sacuudiga ayaa tan & maanta ku howlanaa raadinta Bisha Barakaysan ee Ramaadaan oo ugu danbeyn caawa ku dhawaaqday Ramadaanka. Inta badan dalalka Islaamka ayaa isu diyaarinaya maalinta kowaad ee Bisha Ramadaan. Sanad kasta dadka muslimiinta ah ayaa sooma bishan...

Laftagareen oo qaalibay Saraakiil ka socotay Uk
Post

Laftagareen oo qaalibay Saraakiil ka socotay Uk

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa Aqalka Madaxtooyada ku qaabilay Taliyaha Ciidanka Dowladda Ingiriiska uqaabilsan Koonfur Galbeed Captain Alex iyo Saraakiil Ciidan oo ay Wehlinayeen.

Itoobiya ‘’ 60% Ciidamadeena ayaa gacanta ku haya Soomaaliya ‘’.
Post

Itoobiya ‘’ 60% Ciidamadeena ayaa gacanta ku haya Soomaaliya ‘’.

Adis Ababa (Raxanreeb )- Dowladda  Itoobiya ayaa sheegtay in amniga Soomaaliya gacanta ay ku hayaan ciidankeeda inta badan , taas oo ka dhigan in kaalin ay ku leeyihiin xaaladda Soomaaliya. Taliyaha guud ee Ciidamada Itoobiya Birhanu Jula oo Waraysi siiyay Warbaahinta EBC ayaa ka hadlay qodobo dhawr ah oo ay ka mid yihiin Ciidamada Itoobiya...

Nin  hooyadiis dilay oo maanta lagu toogtay magaalada Kismaayo.
Post

Nin  hooyadiis dilay oo maanta lagu toogtay magaalada Kismaayo.

Kismaayo (Raxanreeb )- Maxkamada Darajadda 1-aad ee magaalada  Kismaayo ayaa maanta xukun dil ah ku fulisay nin dhallinyaro ah oo dil magaaladaasi ugu geestay hooyadii dhashay, kaddib muran soo kala dhax galay hooyada iyo wiilkeeda. Ninkan maanta lagu toogtay fagaare kuyaalla magaalada Kismaayo oo lagu magacaabayay Xassan Cabdullaahi Cabdi ayaa hooyadiis si bareer ah toorey...

Washington oo GAZA ka  bilowday dhismaha  dekada KMG ah.
Post

Washington oo GAZA ka  bilowday dhismaha  dekada KMG ah.

Washington (Raxanreeb )- Markab militari oo Mareykan laga leeyahay ayaa u socda dhanka Bariga Dhexe, isagoo sida qalab lagu dhisayo marin ku meel gaar ah xeebta Gaza, sida ay ciidamadu sheegeen. Markabkan oo lagu magacaabo General Frank S Besson, ayaa Sabtidii kasoo shiraacday xero ciidan oo ku taal gobolka Virginia. Arrintan ayaa timid ka dib...

DAB ka kacay suuqa Bakaaraha & khasaare xooggan oo ka dhashay.
Post

DAB ka kacay suuqa Bakaaraha & khasaare xooggan oo ka dhashay.

Muqdisho (Raxanreeb )- Suuqa wayn ee Bakaaraha waxaa ka kacay dab xoogan kaas oo gaystay khasaare hanti oo aad u baahsan. Dabkan ayaa ka kacay suuqa bakaaraha xili hore oo aroor ah waxaana uu ku faafay dabka goobo badan oo ganacsi ah. Dabkan ayaa yimid ka dib jug weyn oo saaka laga maqlay aaga suuqa,...

‘’In la baajiyo kulan lagula xisaabtamayo Wasiir Fardowso waa halis ‘’.
Post

‘’In la baajiyo kulan lagula xisaabtamayo Wasiir Fardowso waa halis ‘’.

Muqdisho (Raxanreeb )- Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa  ka hadlay  talabaadii lagu baajiyay  kulan xildhibaanadu ay su’aalo ku waydiin lahaayeen Wasiirka duulista hawada Soomaaliya. Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa sheegay in  ilaa iyo hadda aan lahayn sabab cad oo la sheegi karo oo lagu baajiyay in wasiir Fardowso su’aallo laga waydiiyo dhibka dadku ay ku qabaan Garoonka...

MW Xasan Sheekh oo ka soo muuqday ‘shaashadaha isaga oo ‘’dhaawac ah’’.
Post

MW Xasan Sheekh oo ka soo muuqday ‘shaashadaha isaga oo ‘’dhaawac ah’’.

Muqdisho (KAAB )- Madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta oo Sabti ah ka soo muuqday shaashadaha isaga oo dhawac ah. Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galayay  munaasabad ay ku qalinjabinayeen arday dhigata Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ee magaalada Muqdisho. Waxa la arkayay Madaxwayne Xasan Sheekh oo u duuban tahay gacantiisa bidixda ah...