Muqdisho (Raxanreeb )- Olole xoogaan ayaa – Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya waxay ugu jiraan sidii ay ugu guulaysan lahayeen kursiga Guddoomiyaha Midowga Afrika. Labada dowladooda ayaa galangal xoogan saamaynayay saacadihii la soo dhaafay waxaana la ogayn halka ay ku danbeyn doonaan dadaaladan Soomaaliya iyo Kenya ay ugu jiraan kursiga AU. Soomaaliya oo la sheegayo in...
Month: March 2024
Lloyd Austin ‘’25,000 oo isugu jiro carruur & haween ayaa lagu dilay GAZA‘’
NewYork (Raxanreeb ) – Dowladda Mareykanka ayaa shaacisay tirada ciidanka Israa’iil ay ku dileen marinka GAZA , halkaas oo ay wali ka sii socdaan duqeymaha dadka badan ay ku dhimanayaan ee ay fuliyaan diyaaradaha Israa’iil. Xoghayaha waaxda gaashaandhigga ee Maraykanka ,Lloyd Austin ayaa sheegay in ugu yaraan 25,000 oo isugu jiro carruur iyo haween lagu...
Dadwayne ka caraysan dil uu gaystay askar oo isugu soo baxay Muqdisho.
Muqdisho (Raxanreeb ) – Waddooyin ka mid ah magaalada Muqdisho waxaa maanta oo sabti ah isugu soo baxay dadwayne aad uga caraysan dil uu gaystay askar ka tirsan ciidanka Dowladda. Dilkan ayaa la sheegayaa inuu ka dhacay Isgoyska Siinaay degmada Wartanabadda ee gobolka Banaadir. Dadwayne aad ka caraysan dilka wiilka dhallinyarada ah ayaa isugu soo...
Shirar si xowli ah uga bilowday Muqdisho & dooda Dastuurka.
Muqdisho (Raxanreeb ) – Magaalada Muqdisho waxaa ka bilowday kulamo siyaasadeed ka dib markii magaalada uu soo gaaray madaxwaynihii hore ee dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Farmaajo ayaa muuqaal iska soo duubay markii uu yimid Muqdisho, wuxuuna sheegay inuu sii joogi doono oo ka shaqey doono arrimo siyaasi ah, sida wax ka...
XOGWARAN KOOBAN DAGAALKII 77
Anigoo da’ ahaan aad u yar, dhigta Dugsiga Dhexe Xaawa Taako magaalada Beledweyne ayaan 1975 ku biiray Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Waxaan Xarunta Lamagalaay Beledweyne ku qaatay tababar Taarwale ay macallimiin ka ahaayeen Saraakiil Ruush ah. Waxaan ka tiranaa Qeybta 21aad, Guutada 10aad, “Ururka 15aad Qaybdiid” uu Taliye ka ahaa Dhamme Maxamed Cabdi, kaasoo fadhigiisu ahaa...
‘’Diyaarad kasta oo ay saraan yihiin qof ka tirsan Hirshabeele hala duqeeyo’’
Beledwayne (Raxanreeb ) – Khilaaf u dhaxeeya maamulka Hirshabeelle ayaa markale soo laba kacleeyay maalmo uun ka dib markii magaalada Jowhar uu ku soo dhamaaday shir looga hadlayay xaaladda Hirshabeelle. Shirka Jowhar waxaa ka qayb galay masuuliyiin ka tirsan maamulka Hirshabeelle kuwaas oo ka kala tagay magaalooyinka gobolada Hiiraan iyo Shabeellaha dhexe . Amar la...
Garaad Jaamac “Muuse Biixi maamulkiisa waa in lagula xisaabtamaa dhimashada 800 ee ruux”
Garaad Jaamac Garaad Cali oo kamid ah Garaaddada Maamulka Kumeel-gaarka ah ee SSC-Khaatumo ayaa sheegay in la dacwaynayo Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, sababtuna uu ku sheegay in ay la xiriirta dhibaatooyinkii ka dhacay Gobolka Sool.
Hindia‘’Waa in nala soo fasaxaa inaan la dagaalano kooxaha burcadbadeeda‘’
Delhi (Raxanreeb )- Dowladda Hindiya ayaa codsi u gudbisay hay’adda badaha ee Qaramada Midoobay, wuxuuna codsigan doc wareen ku yahay qaranimada dhuleed ee Soomaaliya. Hindiya waxa ay UN-ka ka codsanaysaa in loo fasaxo in maraakiibteeda in ay hawlgalo ka fuliyaan dhul badeedka Soomaaliya, si loola dagaalamo kooxaha burcadbadeeda ‘’ ayaa lagu yiri codsiga Hindia. Hadda...
Duqeyn ka dhacday Galgaduud oo lagu laayay saraakiil ka tirsan Al-Shabaab
Warar dheeraad ah, ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo ay maanta ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed, oo kaashanayaa saaxibada caalamiga ah ee ka sameeyeen duleedka degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud Soomaaliya.
140 qof oo ku dhintay ka dib markii ay ciidamada Israa’iil rasaas ku fureen goob cunto lagu qaybinayey
Ugu yaraan 104 qof oo Falastiiniyiin ah ayaa lagu dilay magaalada Qaza, ka dib markii ay ciidamada Israa'iil ay rasaas ku fureen, xilli ay dadkaasi doonayeen inay cunto ka qaataan gaadiidka samafalka ee cuntada geeya marinka go'doonsan ee Qaza.








